Hambalayo Ku Socota Shabkada Xariiradnews .Com Iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Salal
12:55 pm
Magacaygu waa farxaan hassan rayale waxaanan ahay qurbajoogta
10:43 am | Inkastoo dowlada la magac baxdey “Somaliland” aduun waynuuhu aqoosan ay kuna jiraan go’doon 21 sano, shacabka woqooyiga Somalia ay na ku jiraan afduub mar naba uu dhoofii karey aduunyada iiyaga oo sita “Basborka…
May 19 2012 / No Comment / Read More »
10:59 am | a ugu horaysa waxa layidhaah muwaadin u dhashay somaliland ma aha qabiil iyo deegan gaara waa qof kasta oo asal ahaan ka soo jeeda intii laysku odhan jiray somaliland waqtigii ingiriisku dalka xukumi…
May 17 2012 / No Comment / Read More »
10:57 am | DOB u jalleecid iyo saxid wixii mamuulka ruug caddaa madaxweyne Axmed Siilanyo qabtay iyo wixii khaldamay intaba hort wa muhiim inaaynu qirno horumarka iyo dar-dartii fiirifirconi’da lahayd ee aay xukuumaddu qaaday markii talada…
May 17 2012 / No Comment / Read More »
10:54 am | Somalidu waa ummad qudha oo leh af gooni ah, Af Somali, dhaqan iyo diin qudha. Dawlad Fedeeral oo dhexe waxa ay shaqaynlahayd haddii ay Somalia ka jiri lahaayeen, qawmiyado badan oo kala af…
May 17 2012 / No Comment / Read More »
10:45 am | Waxaad aad ula yaabaysaa habdhaqanka Siyaasigaa ee shaqsiyaad aad ummaddani u xitiraamtaa ay ku kacaan oo ah arimo laga xishooddo ama aan ku wanaagsanayn afka iyo garaadka aqooneed ee nin Siyaasi sheeganaaya oo…
May 17 2012 / No Comment / Read More »
10:39 am | Madaxweyne kasta marka la soo doorto ama sifa kaleba ku yimaado wuxuu kursiga ku fadhiistaa isaga oo rajo weyn ka qaba in uu noqon doono hogaamiye fiican ama guulaysta, wuxuu jecel yahay in…
May 17 2012 / No Comment / Read More »
12:40 pm | MARKA HORE WAAN SALAAMAYAA SHABAKADA XARIIRADNEWS IYA DHAMAAN DADWEYNAHA KU NOOL GOBOLKA SELEL, MAGACAYGU WAA FARXAAN/CUMAR XASSAN RAYALE (QORBAJOOGTA REER SELEL EE KUNOOL AMERIKA) WAXANAN JECELAHAY IN AAN KA DHIIBTO FIKRAD BARAARUJINAYS SHACABKA…
May 13 2012 / No Comment / Read More »
12:39 pm | Tan iyo markii Xukumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo shacabka reer Somaliland hogaanka dalka u doorteen waxaa ka soo wareegtey laba sano iyo kow iyo toban bilood, hadaba madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland baahidda shacabka reer Somaliland…
May 13 2012 / No Comment / Read More »
12:37 pm | Dadka soomaaliyeed badidooda ayaa waxay is weydiinayaan su,aashan (Puntland ma Soomaaliya mise waa Dowlad gooniya ? haddaba annigoo og in dad badani xasaasiyad ka qaadayaan markay arkaan xaqiiqo ka waran iyo kala cadaynta…
May 13 2012 / No Comment / Read More »
12:29 pm | marka hore waxan salamayaa Wariyayaasha iyo Shaqaalaha Shabkada caalimiga ah ee xariiradnews.com haddii aan u soo noqondo qoraalkayga .waa dhacdo ku dhacday muwaadin reer Somaliland ah, kuna nool magalada hargaysa ahna xoog sade…
May 13 2012 / No Comment / Read More »
12:55 pm | Magacaygu waa farxaan hassan rayale waxaanan ahay qurbajoogta ka soo jeeda Gobol Selel gaar ahaan Magaalada Xariirad kuna nool Gobolka Texas ee cariga Maraykanka, waxaan marka hore jecelahay in aan u mahad naqo…
May 12 2012 / No Comment / Read More »
12:34 pm | Waxaan Socdaal Ku Tegay Magaalooyinka Bebrbera,Burco iyo Ceerigaabo Socdaalkaasina waxa uu qaatay mudo sideed maalmood ah 2 –da May 2012-ka ilaa 10-ka May 2012-ka ujeedada socdalkaygaasi waxa uu iskugu jiray labo arimood Qodobka…
May 12 2012 / No Comment / Read More »
04:24 pm | Soomalida ayaa ku maah maahda digo nin aan gelin ma guban! taas oo macno ahaan hadaynu is dultaagno tilmaan ka bixinaysa inay tahay meel lagu gubto meesha ugu kulul, hadynu waxyar dib ugu…
May 10 2012 / No Comment / Read More »
04:24 pm | manta waxaan dib idiin yara xasuusinaya horaanti xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid iyo kalsonidi lagu qabay iyo hankii hore loogu hayay runti waxa aw aha xisbi ku dhisan cadaalad iyo daryeel iyo…
May 10 2012 / No Comment / Read More »
04:19 pm | Qof kasta oo Muwadaadin Somaliland ahi waxaa damaanad qaaday xuquuqdiisa Dustoorka Qaranka. Qodobka 20aad Xubintiisa 3aad waxa uu leeyahay: Qodobada la xidhiidha xuquuqda iyo xorriyaadka aasaasiga ah waxa loo fasirayaa si waafaqsan bayaannada…
May 10 2012 / No Comment / Read More »
03:39 pm | Akhriste Xukuumadan uu Hogaaminayo Siilaanyo waxay xilka dalka haysay mudo aan 2 Sano Dhamayn. Hadana waxaad mooda inay 20 Sanadood Xilka Haysay waxyaabahan imika dhacaya ee aan yadadiilaha lahayn awgood muwaadinka xaqa ahi…
May 10 2012 / No Comment / Read More »10:53 am | Sida la wada ogyahay Xaaji Ibraahim Cigaal (Qasaalle) wuxuu ahaa maal-qabeenkii ugu xoogga dhaqaalaha ganacsiga roonaa, Tujaartii markaas ka jirtay Somaliland, wuxuuna ahaa ninkii ugu horeeyay ee loo magacaabay inuu Madax ka ahaado…
May 9 2012 / No Comment / Read More »05:15 pm | Dareenno kala duwan ayaa laga bixinayaa qorshaha ceelasha shidaalka ee laga qodayo Dooxadda Daroor ee duleedka magaaladda Boosaaso ee W/bari ee dalka Soomaaliya oo uu haatan ka arrimiyo maamul gobaleedka Puntland. Qoditaanka Ceel…
May 8 2012 / No Comment / Read More »09:22 am | Shiniile(XariiradNews) .Gudoomiyaha Gobolka Shiniile mudane Cali Cumar Ahmed ayaa wada xaajood layeeshay dhamaan masuuliyiinta todobada degmo ee uu ka…
May 20 2012 / No Comment / Read More »08:55 am | Byer Munich (XNN): Kooxda Chelsea ayaa noqotay kooxdii 5aad oo Ingiriis ah oo ku guuleysata Koobka Horyaalnimada Yurub, kaddib…
May 20 2012 / No Comment / Read More »07:43 pm | Boorama[XNN]labada kooxood ee Chelsea iyo Bayern munich ayaa caawa si weyn ugu kulmidoona ciyaar xiiso leh,waxa caawa xusud mudan…
May 19 2012 / No Comment / Read More »09:59 pm | Hargeysa(XNN) Xusas balaadhan ayaa maanta lagu qabtay guud ahaan Goboladda Somaliland, waxaanay ahaayeen kuwo ay dadku si xoog ah…
May 18 2012 / No Comment / Read More »05:53 pm | Jabouti(XNN) waxan idin soo gudbinaynaa Muxaadaro uu inoo soo jeedin doono caalimkeena weyn Sheekh C/raxamaan Bashiir Suleebeen xafido Laaha…
May 18 2012 / No Comment / Read More »03:51 pm | Borama(XNN)Suldaan Saleeban Cali Ismaacil oo ka mid ah Salaadiinta ugu weyn Guud ahaan Dalka Somaliland ayaa maanta ku soo…
May 18 2012 / No Comment / Read More »03:49 pm | Borama(XNN) Sida uu ku soo waaramayo Wariyahaga Gobalka Awdal Wariye Mursal Cilmi Boodhari in si weyn looga xusay guud…
May 18 2012 / No Comment / Read More »10:54 am | London (XNN)Xaflada ayay isku imaadeen hogaanka sare ee Ururka Sitti ayay waxay ku badaleen Gudoomiyahoogii hore iyagoo isla markaana…
May 18 2012 / No Comment / Read More »10:23 am | Boorama[XNN]Boorama sawiradii 18 may daawasho wacan Sawir qaade liibaan maxamed axmed liibaan.liimo88@gmail.com…
May 18 2012 / No Comment / Read More »07:11 pm | Saylac(XNN) war hada ku soo dhacay warqabadka xariiradnews.com waxa tibaaxayaa in diyaar garow xoogan ka socodo guud ahaan Gobalka…
May 17 2012 / No Comment / Read More »06:53 pm | Dhalinyarada reer boorama aya si wayn ugu kala duwan xuska 18may ee somaaliland…
May 17 2012 / No Comment / Read More »
11:11 am | (XNN)Boqor cali cumar alaale oo ka tirsan xildhibaanada dawlada federalka itoobiya ee laga soo doorto dagmada awbarre ee gobolka…
May 17 2012 / No Comment / Read More »10:34 am | Muqdisho(XNN)Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in arrimo farsamo awgeed uu dib ugu dhacay soo xuliddii ergooyinka ka qeybgeli lahaa…
May 17 2012 / No Comment / Read More »
10:13 pm | Hargeysa, (XNN)-Magaalada Hargeya ee caasimaada Somaliland ayaa caawa u eg goob dagaal taas oo ay ka soconayaan mudahaaraadyo, qasnaan,…
May 16 2012 / No Comment / Read More »09:56 pm | Hargeysa(XNN) Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa markii ugu horaysay sameeyay Doorasho Malawaal ah oo lagu tijaabanayo qaabka ugu fudud…
May 16 2012 / No Comment / Read More »01:11 pm | AMsterdam (XNN) Gobalka Salal waxa uu ka mid yahay Gobalada ku soo biiray Jamhuuriyada Somaliland inkastoo uu markii hore ka…
May 16 2012 / No Comment / Read More »
05:35 pm | Hargaysa(XNN) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa arrin hadimo ah ku tilmaamay in madax-dhaqameedyo reer…
May 14 2012 / No Comment / Read More »05:14 pm | Boorama[XNN]Bilicda boorama wadohttp://youtu.be/aI6wcwjwhgc…
May 14 2012 / No Comment / Read More »12:02 pm | Borama(XNN)Geeridu waa xaq sugaysa qof walba oo ku nool koonkan haddii uu qof waarayo waxa waari lahaa Nabigeenii Suubaan…
May 14 2012 / No Comment / Read More »05:18 pm | Boorama[XNN]khud badii madaxweyne siiranyo http://youtu.be/2L5k4j3vzdg…
May 12 2012 / No Comment / Read More »08:28 pm | Boorama[XNN]koobka kubadda cagta oo in muddo ah ka socday magaalada Borama ayaa waxa finalkii iskugusoo baxay labadad kooxood ee u kala ciyaarayay shirkadda nation link iyo kooxda u ciyaaraysay hay’adda dhinaca waddooyinka ee Asarda.labadan kooxood ayaa intii ay ciyaartu socotay muujiyay ciyaar wanaagsan walow ciyaarta gelinkeedii hore ay gacan sarraysay kooxada Asarda isla markaasna ku…
May 5 2012 / No Comment / Read More »08:28 pm | Boorama[XNN]koobka kubadda cagta oo in muddo ah ka socday magaalada Borama ayaa waxa finalkii iskugusoo baxay labadad kooxood ee u kala ciyaarayay shirkadda nation link iyo kooxda u ciyaaraysay hay’adda dhinaca waddooyinka ee Asarda.labadan kooxood ayaa intii ay ciyaartu socotay muujiyay ciyaar wanaagsan walow ciyaarta gelinkeedii hore ay gacan sarraysay kooxada Asarda isla markaasna ku…
May 5 2012 / No Comment / Read More »08:28 pm | Boorama[XNN]koobka kubadda cagta oo in muddo ah ka socday magaalada Borama ayaa waxa finalkii iskugusoo baxay labadad kooxood ee u kala ciyaarayay shirkadda nation link iyo kooxda u ciyaaraysay hay’adda dhinaca waddooyinka ee Asarda.labadan kooxood ayaa intii ay ciyaartu socotay muujiyay ciyaar wanaagsan walow ciyaarta gelinkeedii hore ay gacan sarraysay kooxada Asarda isla markaasna ku…
May 5 2012 / No Comment / Read More »04:52 pm | Nagarali Ahada Pulshada ku Xidhan shabakada Xariiradnews shaqa ku cosota sida ugu dhekhsa ha badan ayan hawada uso gali donaa h dii edmo idmo qore tafatiraha guud ee shabakada khadar ahmed…
Apr 27 2012 / No Comment / Read More »04:52 pm | Nagarali Ahada Pulshada ku Xidhan shabakada Xariiradnews shaqa ku cosota sida ugu dhekhsa ha badan ayan hawada uso gali donaa h dii edmo idmo qore tafatiraha guud ee shabakada khadar…
Apr 27 2012 / No Comment / Read More »08:28 pm | Boorama[XNN]koobka kubadda cagta oo in muddo ah ka socday magaalada Borama ayaa waxa finalkii iskugusoo baxay labadad kooxood ee u kala ciyaarayay shirkadda nation link iyo kooxda u ciyaaraysay hay’adda…
May 5 2012 / No Comment / Read More »04:52 pm | Nagarali Ahada Pulshada ku Xidhan shabakada Xariiradnews shaqa ku cosota sida ugu dhekhsa ha badan ayan hawada uso gali donaa h dii edmo idmo qore tafatiraha guud ee shabakada khadar…
Apr 27 2012 / No Comment / Read More »