Boqor Cali Cumar Alaale Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Dawlada Federalka Itoobiya Ayaa Casuumada Sharafeed U Fidiyay Ugaas Mustafe Maxamed Ibrahim

(XNN)Boqor cali cumar alaale oo ka tirsan xildhibaanada dawlada federalka itoobiya ee laga soo doorto dagmada awbarre ee gobolka harawo ayaa martiqaad ufidiyay ugaaska beesha ciise sida uu nasoo gaadhsiiyay Xoghayaha Boqorka Mukhtar Muuse.

Kulankaas oo ka dhacay magaalada adisababa ee caasimada dalka itoobiya oo labada masuul dhaqan ay kaga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa islamarkaana loo adkayn lahaa xidhiidhka iyo wallaaltinimida labada beelood ee oodwadaagta ah ( Gadabuursi iyo Ciise ), ayaa waxa uu udhacay siwanaagsan kuna dhammaaday jawi fiican.

Kulankaas ayaa waxa uu kusoo beegmay xilli beelwaynta gadauursi ee degan deegaanka harawa oo populationkoodu noqday mid aad ubadan marka la barbardhigo deegaanada kale ee ismaamulka somalida itoobiya, ay halgan dheer ugu jiraan sidii loo horumarin lahaa gobolka harawo islamarkaana loo dhisi lahaa adeegyada aasaasiga ah ee ay ka mid yihiin jaamacado iyo horumarinta bulshada oo ay wadaan badi jaaliyada deegaanka harawa ee ku nool dalka dibadiisa gaar ahaana yurub iyo maraykanka.

Dhawaan mar aan socdaal gaaban ku tagay magaalooyin ka tirsan deegaanka harawa ayaan soo arkay horumarka iyo dhismayaasha bilicda leh ee kasocda magaalooyinka iyo tuulooyinka deeganka harawa hoos yimaada.
Xigasho Harowo



Shabakada Xariiradnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Info@xiiradnews.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


You must be logged in to post a comment.

khilaafka-madaxda Wasiiradii Madaxweynaha Raacsanaa oo Iswada Casilay
- Oct 28, 2014
Muqdisho(XNN)Warar laga helayo kulamo gaar-gaara oo ay leeyihiin xildhibaano madaxweyne Xasan Taageersan iyo shir ...
EU Midowga Yurub oo Dalalka Geeska Afrika ugu deeqay Dhaqaale dhan €3 Bilyan
- Oct 27, 2014
LONDON(XNN)Midowga Yurub ayaa wuxuu xaqiijiyay inuu taageero u fidinayo guud ahaan Gobolka Geeska Afrika ...
latest_news_logo Daawo xilidhibaan maamulka Siilanyo ka mid ah oo Caalamka gurmad ka codsadaymad
- Oct 27, 2014
Hargaysa(XNN)Waxaa barahansoo kordhaya khilaafka & is maan dhaaf u dhexeeya maamulka Siilaanyo waxaana goboladaas ...
FR Suxufi Siciid Khadar Cabdilaahi Oo shaaca Ka Qaaday Inuu U Sharaxan Yahay Xildhibaanada Gollaha Wakiiladda Somaliland Ee sannadka danbe Doorashadoodu Dalka ka dhacaysa.
- Oct 25, 2014
Hargeisa,(XNN) _suxufiga hawl-karka ah ee siciid Khadar cabdilaahi ayaa manta  shalay shaaca ka qaaday ...
Latest-news WHO oo Tallaal u sameynaysa cudurka Ebola iyo Waddannada Lagu Tijaabinayo
- Oct 24, 2014
Geneva (XNN) Hay’adda caafimaadka adduunka WHO ayaa dajisay qorshe lagu sameynayo laguna gaadhsiinayo tallaalka ...
BARIIS DAAWO Somaliland Oo Soo Bandhigtay Wax Soo Saarka Bariiska Iyo Horumarka Xagga Beeraha.
- Oct 24, 2014
hargaysa(XNN)Somaliland Oo Soo Bandhigtay Wax Soo Saarka Bariiska Iyo Horumarka Xagga Beeraha. http://youtu.be/EkXaSupCV44
Cali_Kh_Galeydh400 Itoobiya Oo Amartay Inuu Dalkeeda ka boxo Cali Khaliif Galaydh
- Oct 23, 2014
Addis-ababa(XNN) Dawladda Itoobiya ayaa la sheegayaa in ay Amartay in uu dalkeeda ka baxo ...
news Daawo Kulan Dhexmaray Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Somaliland Iyo Qaar Kamida Dhalinyarada.
- Oct 22, 2014
Cadaadley(XNN) Kulan Dhexmaray Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Somaliland Iyo Qaar Kamida Dhalinyarada. http://youtu.be/mdNWTH_aERE
Qaadka_Uk_kenya100619 DAAWO Abuukar Cawaale Oo Weeraray Somaliland & Jaadka Oo Dhibaato Weyn Kuhaya- Warbixin Xasaasi Ah
- Oct 22, 2014
London(XNN)Abuukar Cawaale oo Weeraray Somaliland & Jaadka oo Dhibaato Weyn Kuhayo Hargeysa – Warbixin ...
EBOLA DAAWO Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Ka digay Khatarta Cudurka EBOLA
- Oct 22, 2014
Hargaysa(XNN)Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland ayaa  Ka digay Khatarta Cudurka EBOLA islamarkaasna kusoo horeeya Madaarada ...
Maman-Sidikou Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Ciidamada Jabuuti Ee Amisom Oo Ka Dhacay Magaalada Beledweyne Iyo Amisom Oo Dhacdadaas Ka Xumaatay.
- Oct 19, 2014
Muqdisho-(XNN)-Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in banaanbaxyo loogaga soo horjeedo ciidamada nabad ...
calanka Ogeysiis : Banaanbax Looga Soo Horjeedo Xukumadda Itoobiya Oo Ka Dhacaya Xarunta Midowga Yurub Ee Magaaladda Brussels 5/11/2014
- Oct 19, 2014
Galaan Banaanbax Weyn Oo Looga Soo Horjeeddo Xukumadda Dhexe Ee Dalka Itoobiya Fara ...
live_Tv_Universal Khilaaf Xoogan Ayaa lasheegayaa In Uu Soo Kala Dhex galay Ethiopia iyo Tvga Dhuuni Qaataha Ah Ee Universal
- Oct 19, 2014
Jigjiga(XNN)Khilaaf xoogan ayaa lasheegayaa in uu soo kala dhex galay Ethiopia iyo Tvga dhuuni ...
calan Sarkaal Al-shabaab u qaabilsanaa Gobolka Awdal oo hore uga baxsaday Ciidanka RRU-da Iyo Sirdoonka Somaliya oo qabtay Una gacan galiyey Jabbuuti
- Oct 18, 2014
Hargeysa(XNN) Sarkaal sare oo Shabaab u qaabilsanaa Gobolka Awdal isla markaana ay dhawaan ciidanka ...
MUJA DAAWO Mujaahid Axmed Mire Oo Ka Waramaya Halgankii SNM
- Oct 18, 2014
Hargaysa(XNN)waxaan idinku soo gudbinaynaa Taariikhda iyo halgannkii SNM, ee daawasho ama dhagaysi wacan. http://youtu.be/t7-5ZB5BvCk
baaq Baaq taageero iyo Bogaadin ah oo ku wajahan shirka Cawaale Casbuli
- Oct 18, 2014
Baaq taageera iyo bogaadin ah oo ka socda qurba joogta reer Sitti,reer Salal,iyo reer ...
HANI UK DAAWO MUUQAAL CUSUB OO AY SOO SAARTAY HANI UK
- Oct 18, 2014
LONDON(XNN)MUUQAAL CUSUB OO AY SOO SAARTAY HANI UK http://youtu.be/3YRPeZY8obo  
Duqeen-diyaarado Kooxaha Daacish Oo Loo Tababarayo Habka Diyaaradaha Dagaalka Loogu Dagaalamo
- Oct 18, 2014
Hargeysa(XNN)Duuliyeyaashi Ciraaq ee ku biiray kooxda ISIS ayaa lagu soo waramaya in ay tababaro ...
Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.