xayaysiis Telesombanner2013
|

Documenti Sir Culus: Sirdoonka Jibouti oo Mushaar siiya Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland

Dukumiinti sira oo kooxda Anonymouse baahisay maanta ayaa muujinaya lacago fara badan oo Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Jibouti u direen Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Abdilahi Mohamed Dahir Cukuse.

Kooxda Anonymouse oo jabsatay Database-ka Shirkadda Dahabshiil waxay sirtooda ku kashifeen arrimo badan laakiin dadka Afhayeen Cukuse lacagta u diray waxaa ku jira Xoghaynta Agaasimaha Sirdoonka Madaxtooyadda Jibouti oo lagu magacaabo Dahabo Hassan.

Warqadaan laga dhex daabacay Database-ka Dahabshil Bank ku dul dhifo si aad u weyneysatid

 

 

 




 


Short URL: http://www.xariiradnews.com/?p=4232

Email : xariiradnews@yahoo.com
Email : xariiradnews@gmail.com
Posted by on Jul 29 2012. Filed under Articles, wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login