Waagacusub oo hurdo laáan ku riday Xukumadda Jibouti

Jabuuti – Wareegto uu saxiixay Madaxweynaha Jibouti oo Shirkadda Telesom lagu amray inay Internet Block ku sameeyso Waagacusub.com si dadweynaha looga qariyo fadeexada hareysay Xukumadda Jibouti taas oo bulshadii kacdoon gelisay.
Dad la soo xiriiray Shabaakada Xariiradnews.com ayaa xaqiijiyay inaan Waagacusub laga geli karin gudaha Jibouti iyo Somaliland.

Waagacusub waxaa Jibouti laga xanibay kadib markii ay sii deysay sirtii Jamac Xeeyd iyo Sirdoonka Jibouti ee lacagahii ay Somaliland u direen.
Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Jibouti oo la soo xiriiray Xariiradnews ayaa sheegay inay walaac fara badan ka qabaan xanibaada la saaray Websites uu ku jiro Waagacusub.com.

“Ninka iska leh Waagacusub waa halis baa nalagu yidhi,waxaana cabsi badan ka qabnaa inay kooxaha wax jabsado xagaas weerar nooga soo qaadaan”ayuu yidhi Sarkaalka oo codsaday inaan la magacaabin.

Nin ka tirsan Xukumadda Jibouti oo la hadlay Wasiir Somaliland ayaa ku yidhi “Dagaal baad nageliseen qoladiina reer Somaliland anaguna Xukumad ahaan habeenadaan ma ladin oo xitaa dacwad baa xaga golaha amaanka loo gudbiyay”

Xanibaada Waagacusub lagu sameeyay waxay noqon kartaa mid caan ka sii dhigto

Warqabad xariiradnews


Shabakada Xariiradnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Info@xiiradnews.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


You must be logged in to post a comment.

calan.bmp Daawo Iyadoo Dhamaystiran Sida Bulshada Reer Xariirad Oo Udabaaaldagay Xuska 38 aad Ee Calanka Jabuuti
- Jun 29, 2015
Xariirad(XNN) Bulshada reer xariirad oo udabaaaldana xuska 38 aad ee calanka jabuuti iyo siday ...
1 Daawo Culumada Masaajidka Biyo Gurgur Oo Ku Baaqay In Masaajidka Laga Tageero Xaga Dhismaha
- Jun 29, 2015
Biyogurgur(XNN)culumada masaajidka biyo gurgur oo ku baaqay in masaajidka laga tageero xaga dhismaha culumada ...
DOO War Deg Deg Ah Xukumada Somaaliland Oo ku Fashilantay Inay Xakamayso Doonyaha Xuduyiinta Shidaalka Uga Qada Dekada Saylac
- Jun 28, 2015
zaylac(XNN)Magaalada saylac ee xarunta gobolka salal ayaa waxa maalimihi udanbeeyay si xawliya usii badanayey ...
RTD Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Telefishanka RTD Ka Diyaariyay Horumarka Muuqda Ee Ay Ku Talaabsatay Dalka Jabuuti
- Jun 27, 2015
Jabuuti(XNN)-Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Telefishanka RTD Ka Diyaariyay Horumarka Muuqda Ee Ay Ku ...
GTTTTT Daawo Qiso Dhab Ah: Gabadh Gabay Qiiro Leh Ku Sagootiday Saygeedii Oo Nabsi Ka Galay
- Jun 27, 2015
Hargeysa (XNN) – Abwaanad Suleekha Cali Kaahiye Oo Gabayo Qiiro Leh Ku Sagootiday Jacaylkeedii ...
FR Daawo Meeyarka Deg. Saylac Oo Qoysas Agoomo Ah U Qaybiyay Deeq Raashina Oo Ay U Soo Wakiisheen Hablo Muxsiniina Oo Degan Dalka Canada.
- Jun 27, 2015
Saylac(XNN) – Duqa Degmada Saylac ee xarunta gobalka Salal Mudane Xuseen Iidle Barkhadle ayaa ...
1 (2) Daawo Fadeexad Hayada araha oo musuqmasuq xoogan kasamaysay degmada xariirad
- Jun 27, 2015
xariirad(XNN)Hayada araha oo musuqmasuq xoogan kasamaysay degmada xariirad hayada araha aya looga digay inay ...
DIRI Cabashooyin dhanka korontadda iyo biyaha ah oo kasoo baxaya magaaladda dire-dhabe
- Jun 27, 2015
Diridhaba(XNN)Shacabka Ku dhaqan magaalada dire dhabe oo si aad uga cabanaya adeegyadda korontadda & ...
imagesCAFXWDFZ BAHDA SHABAKADA XARIIRADNEWS OO HAMBALYO DIIRAN U DIRAYSAA SHACABWEYNAHA REER JABUUTI GUDAHA&DIBADABA XUSKA XORNIMADA CALANKA EE 38GURADA EE 27 JUNE.
- Jun 26, 2015
Amsterdam[XNN]Munaasabada xuska ciida xornimada calanka jamhuuriyada Jabuuti ee 27 June waxa ay bahda Xariiradnews ay u diraysaa shacabka ...
TOP Guurtida Somaliland oo Sifo Sharci Ah Kula Wareegeysa Hogaanka Dalka.
- Jun 26, 2015
hargaysa(XNN)Kadib Markii ay daba dheeraatey isqab-qabsiga gudaha xisbiyada siyaasada ku loolamaya hogaanka Somaliland. Isqabqabsigaas ...
KHADRA Maxaad ka taqaan Awoodaha Caruurta Marwada madaxweynaha Jabuuti ay u dhashay Raiisul wasaarihii hore ee Jabuuti(
- Jun 26, 2015
Paris (XNN)-Caruuta ay Marwada madaxweynaha Jabuuti u dhashay raiisul wasaarihii hore ee Jabuuti Cabdalla ...
xirsi Daawo Odayaasha Beesha Xasan Daahir Habar Jeclo oo Wasiirka Madaxtooyadda ku Eedeeyey inuu Dagaal ka Hurinaayo Deegaanka Ceel-daraad ee bariga Saaxil
- Jun 26, 2015
berbera(XNN) Odayaasha Beesha Xasan Daahir Habar Jeclo oo Wasiirka Madaxtooyadda ku Eedeeyey inuu Dagaal ...
XISBIYO DAAWO VIDEO DHAMAYSTIRAN: DOOD-DII XIISAHA BADNAYD EE TELEFISHANKA STAR UU CAAWA ISKU SOO HOR-FADHIISIYAY GUDDOOMIYEYAASHA UCID, WADDANI & KULMIYE
- Jun 25, 2015
Hargeysa (XNN)- Hoggaamiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran ayaa la filayaa in ay caawa foodda isku ...
QURA Daawo Madarasatu Al Nuur Ee Degmada Xariirad Oo Qabatay Xifdiga Quraanka Kariimka
- Jun 25, 2015
Xariirad(XNN) Madarasatu Al Nuur Ee Degmada Xariirad Oo Qabatay Xifdiga Quraanka Kariimka ardayda aya halkaas ...
1 (1) Daawo Mulkiilaha shabakada Xariiradnews Mudane Khadar Axmed Faahiye Oo Qalab Sport Gaar Siyay Kooxda Kubada Cagta Ee Shabakada Xariiradnews
- Jun 25, 2015
Xariirad(XNN) Mulkiilaha shabakada  Xariiradnews Muane Khaddar Axmed Faahiye Oo Qalab Sport Gaar Siyay Kooxda ...
flag-usa Daawo Dawlada Mareykanka Oo Beenisay Inay Basaaseen Madaxda Dalkaasi Fransiiska.
- Jun 25, 2015
Waashinton-(XNN)-Shalayay ayay aheyd markii uu soo baxay war sheegayay in Mareykanku dhageysto amaba basaaso ...
PUNT Jananka Ciidanka Maamulka Puntland Ka Goostay Hogaaminaya iyo Wasiirka Daakhiliga Maamulkaas Oo Siyaabo kala Fog Uga Hadlay Ciidanka Goostay
- Jun 25, 2015
Garoowe(XNN)-Ciidammo ka tirsan kuwa maamulka Puntland ayaa ka gadooday ciidamada, kuwaasoo dibadda uga baxay ...
CALI Daawo Afhayeenka Alshabaab oo ka hadlay Weerarkii Ay Ku Qaadeen Gaadiid Uu La Socday Safiirka Imaaraadku
- Jun 25, 2015
Muqdisho(XNN)-Afhayeenka Kooxda Al-shabaab Cali dheere oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu ka warbixiyey Weerarka ...
Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.