Xeer-Dhaqameedka (Xeer Ciise)

Sannadkan 2010ka waxa Jabuuti ka soo baxay oo la daabacay buug cusub oo aad iyo aad u qiima badan oo magaciisu yahay XEER-CIISE. Buuggan sida magaciisu tilmaamayo waxa ku qoran XEER-CIISE oo ah ka keliya ee ka nool xeerashii Soomaalida. Waa buuggii u horreeyey oo af-soomaali ku qoran oo si faahfaahsan uga warramaya XEER-CIISE iyo qodobbadiisa.
Xeerka Ciisaha oo badhtamihii qarnigii 16aad loo fadhiistay isla qarnigaana la dhammays tiray ayaa ahaa tan iyo waagaa mid facba fac ka soo tebinayey sidaana nagu soo gaadhay.

Buuggu waxa uu ka kooban yahay 253bog oo xambaarsan 9 cutub oo kala ah sidan:

  1. Cutubka koowaad, oo ka warramaya bilawgii Xeerka,dhulka, maahmaahyada Xeerka iyo qodobbo kale.
  2. Cutubka labaad, oo ka warramaya qodobbada Dhiigga
  3. Cutubka saddexaad, oo ka warramaya xeerka Dheerta
  4. Cutubka afraad, waxa uu ka warramayaa xeerka Dhaqaaqil
  5. Cutubkaa shanaad,waxa uu ka warramayaa xeerrar qubane ah
  6. Cutubka lixaad,waxa uu ka warramayaa xeerka kab Ugaas
  7. Cutubka toddobaad, qabashadii Ugaaska cusub
  8. Cutubka siddeedaad,waxa uu ka warramaya garnaq la qaaday
  9. Cutubka sagaalaad,waxa lagu soo qaatay rag ka mid ah geesiyaashii hore ee nabadda iyo xeerka ku dhaadan jirey amma dadka wax taray.

Buugga waxa qoray Cabdalla Xaaji Cusmaan oo ka tirsan (R.T.D.) Golaha Raadiyooga iyo Telefishanka Jabuuti, waa kayd hayaha isla markaana qaabilsan dhaqanka iyo suugaanta. Inta badan qodobbada xeerka ee ku qoran buugga waxa uu ka qoray ruug-caddaaga la yidhaa Jaamac Muuse Miicaad.
U dambayn ciddii danaynaysa buuggan waxay kala xidhiidhi kartaa isla qoraaga buuggan XEER-CIISE, Cabdalla Xaaji oo cinwaankiisu yahay sidan:

Email: cabdalla_xaaj@yahoo.fr 

Tel: guriga 00253355266

Mob: 00253 612331 Jabuuti (Jam. Jabuuti)


Shabakada Xariiradnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Info@xiiradnews.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


You must be logged in to post a comment.

65791-MIG-in-Hargeisa-0 Daawo Xariirad News Tv: Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Wefti Ka Socday Dalka Suudaan Oo Booqasho Ku Yimid Hargeysa
- Mar 29, 2015
Hargeysa(XNN)-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Wefti Ka Socday Dalka Suudaan Oo Booqasho Ku Yimid ...
Latest-news Awaare Oo Maanta Laga Hirgaliyay Adeega Isgaadhsiinta ee Khadka 3G.
- Mar 29, 2015
Awaare(XNN), xukuumada DDSI ayaa aad ugu hawlan kamidho dhalinta yoolka kaabayaasha dhaqaalaha ee deegaanka ...
alshabaab Al Shabaab Oo Digniin Cusub U Dirtay Mulkiilayaasha Huteelada Magaalada Muqdisho
- Mar 29, 2015
Muqdisho(XNN)-Ururka Al Shabaab, ayaa digniin adag dul dhigay Maamulka Hoteelada Magaalada Muqdisho, haddii ay ...
RADIO-XARIIRAD Radio Xariirad Halkan Ka Dhagayso Xaamud Axmed Qayaad Oo Ka War Bixiyay Qaabkii Ay U Dhacday Xafladii Ay U Qabteen Reer Minnesota Madaxawayne Ku Xigeenka killilka5 Ee DDS Itopia Mudane Cabdixakiim Cigaal Cumar Dhinaca Kalana Beeniyay Mudaharaad La Sheegay In Lagala Hortagay Madaxwayne Ku Xigeenka
- Mar 28, 2015
minnesota(XNN)Xaamud  axmed qayaad  oo kawar bixiyay qaabkii ay usoo dhaweyeen madaxawayne ku xigeenka ...
boorama_2007_gallerythumb Daawo Badhasaabka Awdal Oo Ka Warbixiyay Hub Culus Oo Ay Xalay Qabteen, Fariin Adagna U Diray Qurbejoogta Reer Awdal Ee Lacagaha Ku Bixiya Duminta Magaalada
- Mar 28, 2015
Boorama (XNN) – Badhasaabka Awdal Oo Ka Warbixiyay Hub Culus Oo Ay Qabteen Fariin ...
calan Daawo XAFLADDII SOO DHAWEYNTA MADAXWEYNAHA DDSI MUDANE ABDI MAHAMUD OMAR I YO Madexwayne ku xigeenka mudane cabdixakim Cigaal CumarEE MINNESOTA
- Mar 27, 2015
MINNESOTA   (XNN)XAFLADDII SOO DHAWEYNTA MADAXWEYNAHA DDSI MUDANE ABDI MAHAMUD OMAR I YO Madexwayne ...
news Muranka Ka Taagan Goobta Lagu Qabanayo Shirka Maamulka Goblada Dhexe Ee Somaliya Oo Sii Xoogaystay.
- Mar 27, 2015
Muqdisho(XNN)Inkastoo madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh iyo xubno ka tirsan dowladda ay saddex maalmood ku ...
madaxweyne-xasan-sh-maxamuud-kambala Madaxwaynaha Somaliya Oo Soo Afmeeray Shirkii Ka Socday Dagmada Dhuuso Mareeb, Ee Gobalka Galguduud.
- Mar 27, 2015
Dhuusa-Mareeb(XNN)Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaba-gabeeyay booqasho saddex maalmood ah oo u ...
RADIO-XARIIRAD Daawo Fanaaninta iyo Abwaaniinta Reer Uk oo Caleemo Saray Suldaanka Fanaaninta ee Qurbe jooga Suldaan Kamalu Diin Xaaji Yusuf
- Mar 26, 2015
London (XNN)- Kulan balaran oo aad loo soo abaabulay ayaa waxa lagu caleema Saray ...
Sucuudiga_Raaf1 Sucuudiga Oo Hawgalo Milatari Ka Fulinaya Dalka Yemen Iyo Duqaymo La la Beegsaday Caasimada.
- Mar 26, 2015
Yemen(XNN)Sacuudi Carabiya ayaa gudaha Yemen ka billowday hawlgal milatari oo ay uga jawaabeyso baaqii ...
toosh Xukuumadda Siilaanyo oo Shirkado Ganacsi ka iibisay Qaybo ka mid ah Dhulka Idaacada iyo magacyada Wasiirro Ka Dillaalay
- Mar 26, 2015
Hargaysa (XNN.)  Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxwayne Siilaanyo ayaa utafaxaydatay inay Boobto Dhulka dowlada iyadoo  ...
BOORE Cabdiraxman Boore Oo Ka Gulaystay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geele Kadib Maxkamadii Dalka Uk
- Mar 25, 2015
london(XNN)Maxkamad ku taalla dalkan Britain, ayaa shalay gaartay xukun ku saabsanaa ganacsadaha Djibouti, Cadiraxmaan ...
obama-laugh Madaxwaynaha Maraykanka Oo Sheegay In Qayb Ka Mid Ah Ciidanka Dalkiisu Ay Baaqi Ku Sii Ahaan Doonaan Afgaanistaan.
- Mar 25, 2015
Afganistan(XNN)Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in sagaal kun iyo sideed boqol oo askarta ...
Golaha-Guurtida Daawo Xariirad News TV ”Miyaynaan Moorgan Iyo Khadiija Macalin Ka Ilbaxayn…. Guurtidda Bilaa Gadhka Ah..” Imaam Khadar Gaaxnuug
- Mar 24, 2015
Xariirad (XNN)Miyaynaa Moorgan Iyo Khadiija Macalin Ka Ilbaxayn…. Guurtidda Bilaa Gadhka Ah..” Imaam Khadar ...
CABDI ILAY Madaxweynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Ee Itoobiya DDSI Oo Xaflad Ku Qabtay Minnesota
- Mar 24, 2015
Minnesota (XNN)- Madaxweynaha Dawlada degaanka Soomaalida Ee Itoobiya DDSI  Cabdi Maxamuud Cumar Oo Soo ...
calan Daawo somaliland oo maamul goboleed kaga qayb gashay shir lagaga hadlaayey ilaalinta bada oo ka dhacay Jabuuti
- Mar 24, 2015
jabuuti(XNN) shir  lagaga hadlayey ilaalinta  bada  soomaaliya   kaasi oo    dhamaan  maamul goboleedyadu ...
Dab_qays_somalia_australia_4 Todobo Carruur Ah Oo Hal Qoys Ka Wada Tirsan Oo Ku Geeriyooday Dab ka kacay Guri ku yaala Magaalada New York
- Mar 23, 2015
New York(XNN)- Todobo Carruur ah oo hal qoys ka wada tirsan ayaa ku geeriyooday ...
Untitled58 Radio Xariirad Hees Cusub “Silis” Ay Soo Wada Saareen Labada Fanaan C/rahmaan Xadanteeye iyo Farxiya Fiska
- Mar 22, 2015
LONDON(XNN)Waxaan halakn idiinku soo gudbinaynaa Hees Cusub “Silis” Ay Soo Wada Saareen Labada Fanaan C/rahmaan ...
Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.