Xuska Maalmaha Ciida oo Caasimada Somaliland ee Hargaisa Si wayn looga Dareemay.

Hargaisa(XNN) Magaalada Hargaisa ee Caasimada Soomaaliland ayaa si wayn looga dareemayaa u diyaar garawga Munaasibada Ciida Ciidul-Fidriga ee fooda inagu soo haysa.
Jidadka iyo wadooyinka Magaalada Hargaisa ayaa caawa waxaa buux dhaafiyay dadwayne dhalinyaro iyo haween ubadan oo raxan-raxan u socda,waxaa si mugle u camiran xalay iyo caawa Goobaha ganacsiga gaar ahaan kuwa soo dejiya dharka iyo alaabaha qurxinta guryaha.
Waxaa si doo kale xaniban caawa jidadka gaadiidka waxaana si adag u shaqaynaya Ciidanka Amniga Wadooyinka oo si aada u baadhaya baabuurta gaar ahaan kuwa yaryar,taasoo dadka rakaabka ah ee ku soo habsaamay dukaamaysiga aad uga cabanayaan.
Mar aan microphoneka Shabakada Wararka ee Xariirad news la dhexmaray Suuqa ugu wayn Caasimada ee Waaheen ayaa waxay ii sheegtay haweenay wadata afar caruura oo soo ciid gaysay inay marka hore salaamayso dadwaynaha caalamka islaamka gaar ahaana S/land,sidoo kale waxay ii sheegtay inay si wayn ugu faraxsantahay Xuska Ciidad Ciidul-fidriga idoo ku hambalyaysa Reer S/land in ay sanadka sanadkiisa ku gaadhaan bash-bash iyo barwaaqo.
Sidoo kale wiil dhalinyaro ah oo aan ku kulanay Carwada Dharka iyo Kabaha ee Dolar Stor islamarkaana ii sheegay in magaciisa la yidhaahdo Axmed Suudi Xaaji-Maxamuud ayaa ii sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay Marka hora waraysiga Shabakada Wararka ee Xariiradnesw,Kadib waxa uu salaan balaadhan u dhex mariayay Xariiradnews Asaxaabtiisa,Labadiisa waalid iyo Dhamaan Caalamul Islaam.
Sanadkan ayaa Magaalada Hargaisa waxaa kor u sii kacaya bilicda iyo quruxda Suuqyada waawayn iyo meheradaha oo 60% si wayn loo dayactiaray loona qurxiyay.
Wariye Maxamed Cawaale Daahir.
Hargaisa Xariiradnews.


Shabakada Xariiradnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Info@xiiradnews.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


You must be logged in to post a comment.

raashin DAAWO- Gudida Abaaraha Oo Deeq Raashina Gaadhsiiyey Deegaanada Abaartu Saamaysay Ee Garbo-dadar, Gargaara Bar, Gaarisa Iyo Cali Xaydh
- Aug 27, 2015
Hargeysa (XNN) – Gudida Abaaraha Oo Deeq Raashina Gaadhsiiyey Deegaanada Abaartu Saamaysay Ee Garbo-dadar, ...
Cali_Kh_Galeydh400 Daawo:Cali Khaliif oo ka warbixiyey Shir Maleeshiyada Maamulka Khaatumo isagu Habar-wacdeen Tuulada Balicad wuxu daaran yahay!
- Aug 27, 2015
buhoodle(XNN)Cali Khaliif oo ka warbixiyey Shir Maleeshiyada Maamulka Khaatumo isagu Habar-wacdeen Tuulada Balicad wuxu ...
sakar Fadeexad Dawladda Djibouti Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Taliye Ka Tirsan Ciidamada Jabuuti Ee Somalia Ku Sugan Oo Ciidamada Itoobiya Eedaymo U Jeediyay Difaacdayna Itoopiya.
- Aug 26, 2015
Beledwayne(XNN)Dowladda Jabuuti ayaa beenisay Hadal uu Dhawaan Warbaahinta Siiyay Taliyaha AMISOM ee Gobollada Dhexe ...
maxamud Fariin ku socota Qurbajoogta Beesha Ciise Meelkastay joogaan
- Aug 26, 2015
Waxaa lawada gogyahay in burburkii ka dhacay dalka in ay somalidu ay u baxeen ...
cali aareeye Xildhibaan Cali Aareye Ayaa Cadeeyay in Madaxwayne ku Xigeenku Kabeen Shegay Degmooyin Anu Gaynin Rashinkii Abaraha
- Aug 26, 2015
Hargeysa(XNN)Xildhibaan Cali Ibraahim Aareeye oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa sheegay in ...
calan.bmp Safiirkii Dawlada Jabuuti Udirtay Somaalilnad Oo Noqday Ninka Uqabilsan MIshaarbixinta Basaasiinta Madaxwasyne Geele Ee k u Sugan Hargaysa
- Aug 24, 2015
Hargeysa (XNN) – Taniyo qaraxyadii kadhacay Djabuuti 2013 ayaaa Sirdoonka Somalilnd Waxaa Saamyn wayn ...
TOP DAAWO- Shaqaalaha Biyo Balaadhinta Ka Wada Hargeysa Oo La Kulmay Meydka 42 Ruux Oo Xasuuq Loogu Geystay Duleedka Hergeysa Sanadkii 1982
- Aug 24, 2015
Hargeysa (XNN) Shaqaalaha Biyo Balaadhinta Ka Wada Hargeysa Oo La Kulmay Meydka 42 Ruux ...
SIRAANYO Amaanka Madaxtooyada Somaliland Hargeysa oo dayacan iyo qorshayaal laga warhelay oo lagu khaarajinayo Madaxweynaha wadanka.
- Aug 21, 2015
HARGAYSA(XNN)Amaanka Madaxtooyada Somaliland Hargeysa oo dayacan iyo qorshayaal laga warhelay oo lagu khaarajinayo Madaxweynaha ...
raashin Daawo Deeq Dii Rashinka Ee Gadhay Degaanka Jidhi
- Aug 21, 2015
 jidhi(XNN)Deeq Dii  Rashinka Ee Gadhay Degaanka Jidhi Rashinkaas oo ay masulka ahayeen madaxda gobalka ...
saylac2 XIL GUDASHO LA’AAN BALAADHAN IYO MUSUQ MAASUQ BAAHSAN OO KA JIRTA GOBOLKA SALAL
- Aug 21, 2015
Xariirad(XNN)Aniga oo ah ODAY ( MAXAMUUD XAAJI CALI ) kana mid ah odayaasha ka ...
DSCF5666 Madaxweyne Siilaanyo oo Seefta La Dhex-Qaadi Doona Xukuumadiisa,Taliyaha Booliska, Wasiiro, Agaasimayaal Ka Mid Noqon Doona
- Aug 21, 2015
Hargeysa(XNN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la filayaa inuu Xukuumadiisa ku sameey ...
DEQ Daawo Deeq Rashina Oo Lagadhsiyay Dgmada xariirad
- Aug 21, 2015
xariirad(XNN)Deeq Rashina Oo Lagadhsiyay Gobalka Salal ayaa loo qaybiyay dadka abaaruhu sameyeen kuwaas oo ay ...
mqdefault Daawo deeq rashina oo lagaadh degaanka feedha wayn
- Aug 21, 2015
Xariirad(XNN)deeq rashina oo lagaadh degaanka feedha wayn  deeq dal oo uu masuul ka ahaa ...
cuku Khataraha dabinada qarsoon ee is-bahaysiga Cidhib-tirka Saaxafaddu Qorsheynayaan Beri
- Aug 17, 2015
Hargeysa(XNN)-shir ay maalmahan waday Wasaaradda warfaafinta somaliland, Dalladda Soomaali-weyn ee Sonsof iyo garabka Solja-da ...
UCID AND WADANI Daawo Burburkii Xisbiga Mucaaradka Wadani Oo Heer Xawliya Ku Socda
- Aug 16, 2015
hargaysa(XNN)Burburkii Xisbiga Mucaaradka Wadani Oo Heer Xawliya Ku Socda iyo gudoomiye ciro oo madax ...
hqdefault (3) DaawoFadeexad Xildhibaano Beesha Habar Jecla Ah Oo Dhulka Usheegtay Taliyaha Ciidanka poliska Gobalka Togdheer Oo Ka So Jeeda Beesha Ciise
- Aug 16, 2015
Burco(XNN)beesha xildhibaano habar jecla ah oo dhulka usheegtay taliyaha ciidamadanka poliska gobalka togdheer adigoo ciisa ...
geel Daawo Dadwaynaha Degaanka Calixaydh Oo Cabasho Xoogan Ka Muojiyey Kabayaasha Waxbarasho & Caafimaad Oo Liita
- Aug 16, 2015
Hargeysa (XNN)- Dadwaynaha Degaanka Calixaydh Oo Cabasho Xoogan ka Mujiyay Kabayaasha Waxbarasho & Cafimaad ...
BUB SIYAASI ISMAACIIL HURE BUUBAA AYAA LA FILAYAA IN UU DHAWAAN HARGAYSA SOO GAADHO.
- Aug 16, 2015
  Hargeysa(XNN)Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo ah siyaasi reer Somaliland ah ...
Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.