Xariiradnews Iyo Saadaasha Doorashada Maanta Ka Dhaceysa Muqdisho Yaa La Dooran Doonaa

Muqdisho(XNN)Wey adag tahay in la Saadaaliyo cida  Maanta ku guuleysan karta  Doorashada Madxweyne ee Goor dhaw bilaaban doonto hasa ahatee  Saadaalin ay samaysa Shabkada Wararka Xariiradnews  waxay tahay  in ay xusto Qaar ka mid Musharixiinta  kuwa ugu cad cad lagana yabo in ay guuleestaan ama ugu yaraan soo dhawaadaan.

Musharixiinta hada ugu cad cad ee Doorashada Waxaa kamid ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed ,Cabdi Wali Gaas ,Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo Prof Axmed Ismaacil Samter iyo Amb C/laahi Cadow in ay noqon doonaan  Shanta isku soo hadhi doonta wereega labaad , way dhici kartaa in Saadaasha Xariiradnews waxa iska badalaan laakin waa dhici kartaa in ay saadaashayda u dhacdo sida aan sheeganay.

Waxan Madaxweyne loo dooran doonaa Insha Allaha Dr Maxmed Farmaajo oo ay isku soo hadhi doonaan  Sheekh Shariif iyagoo isku reebi doona wareega 3aad.

Saadaasha ugu badan ee hada laga bixinayo in Doorsahada Madaxweyne Qofka uu kusoo bixi karo ayaa ah Madaxweynaha hada waqtigiisa dhamaady Sheekh Shariif Sheekh Axmed in mar kale dib loo dooran doono maadama uu heesto taageerada ugu badan ee Baarlamaanka , Hese yeeshee xaalada waa mid adag kulanka waa culus yahay goordhaw ayuuna furmi doonaan cida harta iyo cida Guuleesatana dadweynaha ayaa marqaati u noqon doono Maanta.

Qore Tafaftiraha Guud Shabkada Wararka Xariiradnews

Mr Khadar Axmed Faahiye

 


Shabakada Xariiradnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Info@xiiradnews.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


You must be logged in to post a comment.

RADIO-XARIIRAD Daawo Fanaaninta iyo Abwaaniinta Reer Uk oo Caleemo Saray Suldaanka Fanaaninta ee Qurbe jooga Suldaan Kamalu Diin Xaaji Yusuf
- Mar 26, 2015
London (XNN)- Kulan balaran oo aad loo soo abaabulay ayaa waxa lagu caleema Saray ...
Sucuudiga_Raaf1 Sucuudiga Oo Hawgalo Milatari Ka Fulinaya Dalka Yemen Iyo Duqaymo La la Beegsaday Caasimada.
- Mar 26, 2015
Yemen(XNN)Sacuudi Carabiya ayaa gudaha Yemen ka billowday hawlgal milatari oo ay uga jawaabeyso baaqii ...
toosh Xukuumadda Siilaanyo oo Shirkado Ganacsi ka iibisay Qaybo ka mid ah Dhulka Idaacada iyo magacyada Wasiirro Ka Dillaalay
- Mar 26, 2015
Hargaysa (XNN.)  Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxwayne Siilaanyo ayaa utafaxaydatay inay Boobto Dhulka dowlada iyadoo  ...
BOORE Cabdiraxman Boore Oo Ka Gulaystay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geele Kadib Maxkamadii Dalka Uk
- Mar 25, 2015
london(XNN)Maxkamad ku taalla dalkan Britain, ayaa shalay gaartay xukun ku saabsanaa ganacsadaha Djibouti, Cadiraxmaan ...
obama-laugh Madaxwaynaha Maraykanka Oo Sheegay In Qayb Ka Mid Ah Ciidanka Dalkiisu Ay Baaqi Ku Sii Ahaan Doonaan Afgaanistaan.
- Mar 25, 2015
Afganistan(XNN)Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in sagaal kun iyo sideed boqol oo askarta ...
Golaha-Guurtida Daawo Xariirad News TV ”Miyaynaan Moorgan Iyo Khadiija Macalin Ka Ilbaxayn…. Guurtidda Bilaa Gadhka Ah..” Imaam Khadar Gaaxnuug
- Mar 24, 2015
Xariirad (XNN)Miyaynaa Moorgan Iyo Khadiija Macalin Ka Ilbaxayn…. Guurtidda Bilaa Gadhka Ah..” Imaam Khadar ...
CABDI ILAY Madaxweynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Ee Itoobiya DDSI Oo Xaflad Ku Qabtay Minnesota
- Mar 24, 2015
Minnesota (XNN)- Madaxweynaha Dawlada degaanka Soomaalida Ee Itoobiya DDSI  Cabdi Maxamuud Cumar Oo Soo ...
calan Daawo somaliland oo maamul goboleed kaga qayb gashay shir lagaga hadlaayey ilaalinta bada oo ka dhacay Jabuuti
- Mar 24, 2015
jabuuti(XNN) shir  lagaga hadlayey ilaalinta  bada  soomaaliya   kaasi oo    dhamaan  maamul goboleedyadu ...
Dab_qays_somalia_australia_4 Todobo Carruur Ah Oo Hal Qoys Ka Wada Tirsan Oo Ku Geeriyooday Dab ka kacay Guri ku yaala Magaalada New York
- Mar 23, 2015
New York(XNN)- Todobo Carruur ah oo hal qoys ka wada tirsan ayaa ku geeriyooday ...
Untitled58 Radio Xariirad Hees Cusub “Silis” Ay Soo Wada Saareen Labada Fanaan C/rahmaan Xadanteeye iyo Farxiya Fiska
- Mar 22, 2015
LONDON(XNN)Waxaan halakn idiinku soo gudbinaynaa Hees Cusub “Silis” Ay Soo Wada Saareen Labada Fanaan C/rahmaan ...
dagaal_yemen-IBB Sagaal Qof Oo U Dhashay Dalka Britain Oo Gaaray Dalka Suuriya, Si Ay Ugu Biiraan Kooxda Daacish
- Mar 22, 2015
Muqdisho(XNN)-Ugu yaraan sagaal ruux oo u dhashay dalka Britain, ayaa u socdaalay dalka Suuriya, ...
65791-MIG-in-Hargeisa-0 Daawo Xariirad News tv Wasiirka Hawlahaguud Ee Somaliland Oo Si Farshaxamaysan Uga Hadlay Cadaalad Darada Somaliland “Shaqaalaha Dalku Waa Ilaa 14,000 Beelaha Darifyada Marka La Isku Daro Waa 1,500 Shaqaale”
- Mar 22, 2015
Hargeysa (XNN) – Wasiirka Hawlahaguud ee Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed Oo Si Cilmiyaysan Uga ...
military Dowladda Mareykanka oo Ciidamadeeda kala baxday Koonfurta Wadanka Yemen
- Mar 22, 2015
Yemen(XNN)- Waxaa ay Dowladda Mareykanka  Ciidamadeeda kala baxday Koonfurta Wadanka Yemen, sababo ku aadan ...
tarsan Xariirad News TV Gudoomiyii Hore Ee Gobolka Banaadir Tarsan Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Iyo Arimo Kale Oo Xasaasi Ah(
- Mar 21, 2015
Muqdisho(XNN)-Daawo Gudoomiyii Hore Ee Gobolka Banaadir Tarsan Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka ...
roda-60x45 Xariirad News tBudhcad Badeed Ayaanu Maqli Jirnaye Budhcad Dawladeed Ayaa Ka Dilaacday Dekadii Berbera Oo Nin Isbaaro Dhigtay”Rooda Axmed Yaasiinv
- Mar 21, 2015
Hargaysa(XNN)-”Budhcad Badeed Ayaanu Maqli Jirnaye Budhcad Dawladeed Ayaa Ka Dilaacday Dekadii Berbera”…Rooda Axmed Yaasiin ...
Somalia-election Radio Xariirad Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka iyo Higsiga 2016 somaalia
- Mar 20, 2015
washinton(XNN)Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka waxa uu ku saabsanyahay Higsiga 2016 waxyaabaha ka suurtagalay, iyo waxyaabaha ...
BORBUUR Daawo Boqor Badmadaw Oo Sheegay In Boqor Cismaan Buurmadaw Soo Weeraray Oo Uu Kusoo Diray Dhalinyaro
- Mar 20, 2015
Hargeysa (XNN) – Boqor Badmadaw Oo Sheegay In Boqor Cismaan Buurmadaw Soo Weeraray Oo ...
kulmiye Xukuumada Somaliland Oo Soo Rogtay Sharci Cusub Oo Lagu Maamuli Doono Tayada Gaadiidka Dalka Soo Gala ( VIDEO )
- Mar 20, 2015
Hargeysa (XNN) – Wsiirka Gaadiidka Iyo Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed Ayaa Sharaxay Sharci ...
Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.