Aminarts.com Oo Laga Xanibay Jibouti iyo Fanaanada Nimco Jamac Oo Lacag La Dul Dhigay Madaxeega

Jabuuuti(XNN) Website-ka Aminarts.com ayaa laga xanibay Internet-yada dalka Jibouti in laga booqan karo kadib markii gelinkii dambe ee maanta sidaas amar ku bixisay Wasaaradda boostadda iyo Isgaarsiinta Jibouti.

Xanibaada la saaray Webka Aminarts ayaa la rumeeysan yahay inay ka dhalatay hees Fanaanadda Nimco Jamac soo saartay oo Amin Caamir u sameeyay sawir gacmeedyo ka turjumaya xaqiiqada nolosha shacabka Jibouti iyo sida Madaxweyne Geelle ugu tuntay xaquuqdooda.

Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Jibouti ee loo yaqaan SDS ayaa tibaaxay in lacag dhan sedex Milyan oo dollar la dul dhigay madaxa Fanaanada weyn Nimco Jamac.

Nimco Jamac oo mudo dheer mucaaradsaneed xukumadda Geelle waxay dagaal ugu jirtaa sidii talada looga tuuri lahaa,iyadoo dhinaca kalena ka biyo diiday maalgashi uu Ismaciil Cumar Geelle iyo Xaaskiisa ka wadaan Magaaladda Hargeysa.

Shir albaabada u xiran oo ay ka qeybgaleen Gudoomiyaha Bankiga dhexe ee Jibouti Jamac Xeyd,Marwada Madaxweynaha Jibouti Khadra Xeyd,Maamulaha Dahabshiil Cabdirashiid Mohamed Dhiigshiil,Maamulaha Warshadda Coca Cola Hargeysa iyo Sarkaal ka tirsan SDS oo lagu magacaabo Abdillahi Hassan ayaa lagu go”aamiyay in la khaarijiyo Fanaanada Nimco Jamac.

Shirkadda Dahabshiil ayaa loo xilsaaray bixinta dhaqaalaha qofka dila Fanaanada Nimco Jamac oo dantooda halis gelin karta.

Ila wareedyo muhiima ayaa sheegay in Nimco lagu khaarijin doono shil gaari ama gaari  lala beegsado gaari ay wadato.

Beesha Ciisaha waa inay ka feejignaadaan shirqoolka ay damacsan yihiin dadka u dhashay beesha dhexe ee Somaliland kuwaas oo Jamhuuriyadda Jibouti ku qabsaday inqilaab aan dhiig ku daadan.


Shabakada Xariiradnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Info@xiiradnews.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


You must be logged in to post a comment.

Maman-Sidikou Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Ciidamada Jabuuti Ee Amisom Oo Ka Dhacay Magaalada Beledweyne Iyo Amisom Oo Dhacdadaas Ka Xumaatay.
- Oct 19, 2014
Muqdisho-(XNN)-Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in banaanbaxyo loogaga soo horjeedo ciidamada nabad ...
calanka Ogeysiis : Banaanbax Looga Soo Horjeedo Xukumadda Itoobiya Oo Ka Dhacaya Xarunta Midowga Yurub Ee Magaaladda Brussels 5/11/2014
- Oct 19, 2014
Galaan Banaanbax Weyn Oo Looga Soo Horjeeddo Xukumadda Dhexe Ee Dalka Itoobiya Fara ...
live_Tv_Universal Khilaaf Xoogan Ayaa lasheegayaa In Uu Soo Kala Dhex galay Ethiopia iyo Tvga Dhuuni Qaataha Ah Ee Universal
- Oct 19, 2014
Jigjiga(XNN)Khilaaf xoogan ayaa lasheegayaa in uu soo kala dhex galay Ethiopia iyo Tvga dhuuni ...
calan Sarkaal Al-shabaab u qaabilsanaa Gobolka Awdal oo hore uga baxsaday Ciidanka RRU-da Iyo Sirdoonka Somaliya oo qabtay Una gacan galiyey Jabbuuti
- Oct 18, 2014
Hargeysa(XNN) Sarkaal sare oo Shabaab u qaabilsanaa Gobolka Awdal isla markaana ay dhawaan ciidanka ...
MUJA DAAWO Mujaahid Axmed Mire Oo Ka Waramaya Halgankii SNM
- Oct 18, 2014
Hargaysa(XNN)waxaan idinku soo gudbinaynaa Taariikhda iyo halgannkii SNM, ee daawasho ama dhagaysi wacan. http://youtu.be/t7-5ZB5BvCk
baaq Baaq taageero iyo Bogaadin ah oo ku wajahan shirka Cawaale Casbuli
- Oct 18, 2014
Baaq taageera iyo bogaadin ah oo ka socda qurba joogta reer Sitti,reer Salal,iyo reer ...
HANI UK DAAWO MUUQAAL CUSUB OO AY SOO SAARTAY HANI UK
- Oct 18, 2014
LONDON(XNN)MUUQAAL CUSUB OO AY SOO SAARTAY HANI UK http://youtu.be/3YRPeZY8obo  
Duqeen-diyaarado Kooxaha Daacish Oo Loo Tababarayo Habka Diyaaradaha Dagaalka Loogu Dagaalamo
- Oct 18, 2014
Hargeysa(XNN)Duuliyeyaashi Ciraaq ee ku biiray kooxda ISIS ayaa lagu soo waramaya in ay tababaro ...
slntv-300x225 Suxufi ka hawl-gala Warbaahinta Dawladda oo ka hadlay War magaciisu ku saxeexan yahay oo lagu baahiyey Saxaafadda Madaxa-bannaan
- Oct 17, 2014
Hargaysa (XNN)-Weriye Axmed-Zaki Daahir Xasan oo ka hawl-gala Telefishanka Qaranka iyo Idaacadda Radio Hargeysa, ...
CABDI Daawo Cabdi Good oo Kayaabay Beentii Madaxwayne Siilaanyo Wakhtigii uu Ahaa Mucaaridka Kadibna Kahadlay
- Oct 17, 2014
 Cabdi Good oo Kayaabay Beentii Madaxwayne Siilaanyo Wakhtigii uu Ahaa Mucaaridka Kadibna Kahadlay http://youtu.be/0aJ0MHoIH5Y
nimca-jamac Caawa iyo Cawayska Xariiradnews Kula Cawee Heestii Dhexdeena Maxaa Ku Jira Waa Codkii Hooyadii Fanka Jabuuti Nimca Jaamac Migil
- Oct 17, 2014
Toranto(XNN)Caawa iyo Cawayska Xariiradnews Kula Cawee Heestii Dhaxdeena maxaa kujira Waa Codkii Hooyadii Fanka Jabuuti ...
bbc_news_large_logo Dood ka taagan Barnaamij ka baxay BBC-da oo looga hadlay Xasuuqii RWANDA
- Oct 17, 2014
London(XNN)Dowlada Rwanda ayaa sheegtay inay baaritaan ku wado cida ka danbeysa Barnaamij ka baxay ...
dagaal_yemen-IBB Dagaal xoogleh oo dhexmaray Xuuthiyiinta & Al Qacidada Yemen
- Oct 17, 2014
Sanca(XNN)Dagaalkan ayaa ka socda magaalada Ibb ee ku taal koonfurta dalka Yemen halkaasi oo ...
SHINIL Markay Bugtu joogto buul ma galnee Baaruudda ku raaliba nahay.(qaybta koobaad)
- Oct 16, 2014
waxaa jirta xigmad soomaaliyeed oo na faraysaa in nabar kolkii horaba aad naawilaysay in ...
66faysal Daawo : Faysal Cali Waraabe Oo Reer Burco Ugu Baaqay In Dalka La Badbaadiyo
- Oct 13, 2014
Burco(XNN) – Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Siweyn ...
imagesCAALHTGU Xaabsade Markuu Run Sheegayaa, Se Majeerteen iyo Hawiye Ma Aamini Doonaan Odayga Daawo Muuqaaladiisa Keebaa Dhab Ah?
- Oct 13, 2014
Xaabsade Markuu Run Sheegayaa, Se Majeerteen iyo Hawiye Ma Aamini Doonaan Odayga Daawo Muuqaaladiisa ...
8jamaal DAAWO: MADAXWAYNAHA XISBIGA UICID, JAMAAL CALI XUSSEIN, HADII MADAXWAYNE SILANYO TANAASULO IYO HADII KALEBA WAA ISKU MID DHAMAANTOOD KULMIYE WAA RAGGA DALKA BAABIIYAY”
- Oct 13, 2014
HARGEISA (XNN) Madaxwaynaha Xisbig Ucid Jamaal Ali Hussein, ayaa dhaliishi ugu adkayd dusha uga ...
CALANKA DAAWO Qiso Naxdin Leh AHN Geeridii Orodyahanadii Saamiya Yuusuf Cumar
- Oct 12, 2014
Barnaamij ku saabsan  Samia Yuusuf Cumar oo Soomaaliya u matashay cayaarihii Olympic-ada ee ka ...
Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.