kelmadda (unopposed) Ciise Muxuu U Yaqaan?

Sida la wada ogsoon yahay waxaa maal mahaan dhegaha dadka ciise ee reer Saylac iyo Lughaya iyo dhammaan ciisaha ku nool daafa addunka ay maqleen  ka dib shirkii beesha ciise ee tuuladda ceel  gaal ka qabsoomay iyo shirkii jaraa,id ee ay ku qabteen odey dhaqmeedka ciise kaas oo ka dhacay Hotelka Hadhwanaag ee ku yaal magaaladda Hargeysa KALMADA  (UNOPPOSED) ayna yidhahdeen doorashada golaha deganka saylac iyo salal waxaan ugu soo baxayna si  UNOPPOSED ah, golaha deganka saylacna wax aan ciise ahayn iskama  soo sharixi karto sidi 1960-kii.

Hadaba kalmaddu waa kalmad af Ingriis ah   oo wakhti badan ku bixin mayno macneheega hase yeeshee ujeedada qoraalkeenan gaaban waxaan ku eegi doona goortay kalamaddan soo baxday iyo sababtay ku soo baxday iyo sidday beelaha ciise la jaar ahi u dhalan guuriyeen ciisana uga hurday!

Soo yaal taarrikheed horaa oo aan ka sheegayna waxaa ku jirtay in baarlaamaankii  ugu horeeyeey ee soomaaliyeed sannadkii 1960-kii  ay beesha ciise ku lahayd labo(2) xildhibaan magacdoodanaa aan soo sheegnay muddaddi xilka loo dhibtay markay dhamaatay sannadkii 1964-kii waxaa dalka ka biloowday oloolaha doorashoyin  cusub ee baarlaamaan iyo sidii kii hora mid cusub oo badala loo  soo dooran lahaa ololaahaase wuxuu biloowday wakhti dhulku ahaa xaga oo ah wakhtiga dhulka xeebaha ee gobolka awdal intiisa badan xaga buuraha looga xaga baxo dad iyo duunyaba kulaylka xad dhaafka ah awgii, dadka soomaaliduna waaga aad bay u yarayeen waxayna u badnaayeen reer guura xoola dhaqata ah meel magaalo ah oo loogu soo hagaagu way yarayd ama maba jirinba si ay codadkooga u dhibtaana ma ahayn runti arrin hawl yar doorashaduna waxay sida maanta jirtaba ahayd mid qabiil walba  xildhibaanadiisa degankiisa iyo magaalooyinkiisa uu ka  soo doorto hadaba beesha ciise ma haysan magaalo weyn oo ay dad ka codeeya ka heli kareen marka waxay odey dhaqmeedkii beesha ciise  go,aan midaysan ku gaadhen  in labadii xildhibaan ee ciise lagu soo xulo iyagoon wax cod ah loo qaadin ciisana dhexdiisana isku qabqabsan madaamay ciise yihiin ciisana  u ogol yahay dhulkooginay ay joogan ayna jirin doonin cid kale ama ciise ha noqoto ama qola kale ha ahaatee oo isasoo barbar taagi karta, waa laba cod oo bila mucaarad ah,bila tartan ah,bila gor-gortan ah,oo bila  buuq ah waxana labadi xildhibaan ee hora lagu badalay laba cusub oo kala ahaa;

-1 Cumar Cusman yaabe, =Ciise Mamasan reer Cigaal ,oo ka soo baxay tuuladda Geerisa

-2 Axmed Qumane Robleh,= odax gob reer galaan, isna wuxuu ku soo baxay magaalada saylac

Arrintaa sidaa ahayd waxaa maanta soo baxay dad sheegta ama ku hadla magacda beelaha aan jaarka nahay gaar ahaan beesha gedabuursi oo meelaha ku soo qora in kalmada UNOPPOSED ay ku timid ka dib markii sannadkii 1962-kii magaalada ayshaca ee gobolka SITTI ee dalka Ethiopia beesha ciise loogu geystay xasuuqa  dadkii ciise ee  ka badbaaday gummaadka ayaa xaga iyo xeebta saylac u soo hayaameen si qaxootinimo ah ka dibna  waxay beesha gadabuursi si gurmad ah ugu deqday una samaysay kalmada unopposed si baarlaamanka ummadda soomaaliyeed qeyb ugu yeeshan sidaana ay u faleen soomaalinomo iyo ciisa jacayl  dartii maantana ciise arrinta ka abaal  dhacay waa siday hadalka u dhigaane !!!!

Hadabaa arrintaasi maaha wax sal iyo raad midna leh ciisana maaha dad 1962-kii Ethiopia ka soo talaabay oo laba kursi loogu deeqay ee sidaan horay u sheegnayba  ciise waa dadkii loogu yimid dhulka awdal intiisa badan illaa maantana degan xukunka saylac iyo Lughayana looga dambayn jiray Lughayana waxaa waligeedba waxaa laga maamuli jiray magaalada saylac in ay arrintaasi marag iyo markhaati leedahay waxaan maanta soo xigan karna qoraalo taarrikhi ah oo fara badan mid ka mid ah hadaan soo min guurino waxaan soo xulaynaa qoraalkan hoos ku xusan waana dagaal xeebta awdal gaar ahaa Bula-xaar ila saylac ku dhex maray jilib yar oo ka mid ah beesha ciise oo dhan ah lana odhan jiray CIISE CADDE  iyo gumeystihii Ingriiska iyo yamyam iyo qadaad weyntii la socon jirtay  oo geesta kala ah, waxanaa dagaalka hoggaaminaayey askarti la odhan jiray; (The soldiers Burden) wuxuuna ka dhacay Bula-xaar iyo saylac inta u dhaxaysa  70 sanno ka hor markaasa maanta  la leeyahay ciise wuxuu ka yimid dalka Ethiopia aduunyoow xaalka ba,.

 

Akhris wanaagsan

A more serious situation arose in 1890 when the Mamasan sectionof the white Aysa(ciise cadde) tribe living on the plain southeast of Zeila made several raid on herds outside Zeila and Bulhar(Bula-Xaar).

The following troops were dispatched from Aden to Zeila;

A garrison of 51 of the Aden troops remained in Zeila and the remainder of the Zeila Field force as it was now named moved into enemy territory.On 19 th January a troop of 36 cavalry sowars raided white Aysa(ciise),herds near Garissa(Geerisa),50 miles south of Zeila,and after killing tribes men and taking others prisoner the troops removed 100 camels and a large flock of Sheep.The camels and prisoners were marched back into camp before dusk, but the Sowars whit the slower moving sheep were ambushed during the night and lost one Indian officer  and ten men killed mean white the camp well-located and had been sited too late in the day resulting in the zareba not being built sufficiently wide or higt.The horses and camels were hobbled in the centre of the zareba and a perimeter defence organized.Just before dawn on alert naval gunner opened fire as up to 40 white Aysa (ciise cadde)used their spears to pole-vault over the zareba and attack the troops.

Rifle fire inside the circular Zareba was too dangerous to as it endangered other defenders,so the senior office colonel Stace ordered a charge at the enemy by those armed with revolvers and sword.other attackers lurking in the surrounding bushes declined to follow their pole-vaulting comrades and so the defenders cut down the intruders and  cleared the zareba,but not before British troops had suffered 34 casualties.The Zeila Field force now withdrew onto the coast and colonel Stace,after ordering no move from the present location rode the 80 miles along the shore to Bulhar(Bula-Xaar) to signal for reinforcement from aden.However the Aden troop commander capitain J.R.C. Domvile was ambitious and he wanted revenge for his dead sowars.Damvile moved out,with the cavalry, infantry and Bluejackets to confront the white Aysa(Ciise) agains.

Bilaal Hadi

bilal-hadi@hotmail.com

Nabad iyo caano.

 


Shabakada Xariiradnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Info@xiiradnews.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


You must be logged in to post a comment.

BAYROOF3-80x106 WAR NAXDIN LEH DAAWO:GABADH SOMALIYADA OO LAGU DILAY CANADA IYO SADEX QOF OO LOO QABTAY August 27, 2014 – Written by cali
- Aug 27, 2014
Hargeysa(XNN) Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa shalay Sharaxaad ka bixiyey ...
sira SIILAANYO Oo Ammaanay Maamulka Haamaha Shidaalka Xilli Baadrool La’aan Ka Jirto Dalka
- Aug 27, 2014
Hargeysa(XNN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kormeeray Haamaha Shidaalka ee Berbera ...
ku-xigeen-amniga-Britain La-taliye Ku-xigeenka Amniga Qaranka Ee Dawladda Ingiriiska Oo Safar Kedis Ah Ku Jooga Dalka
- Aug 27, 2014
Hargaysa(XNN)Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka (Deputy National Security Adviser) ee waddanka Ingiriiska Mr. Julian Miller, ...
0 Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee garabka haweenka xisbiga ucid marwo Foosiya Caydiid oo ka waramaysa dardar galinta laanta Uk
- Aug 26, 2014
London (XNN) gudoomiyaha kowaad ee garabka haweenka xisbiga ucid Marwo Fawsiya Caydiid oo u ...
khaaaaa Dood Xiiso badan oo uu soo diyaariyiey Wariyey Cabdilahi Maxamed Cali oo ka hadlaysa Khaatumo State samayn intee leg bay ku ledahay Somalialnd Dawasho Wacan
- Aug 26, 2014
Hargaysa(XNN) Dood Xiiso badan oo uu soo diyaariyiey Wariyey Cabdilahi Maxamed Cali oo ka hadlaysa ...
breaking news Madaxwaynaha dalka Jabuuti Oo ka Badbaday Israsaa sayn Galabta Iyo Dhakhtarkii Sii Oo La Dhawacay
- Aug 26, 2014
Hargaysa(XNN)Waxaa maanta togasho ka dhacday madaarka dalka jabuuti Xili madaxwayne geele kaso dagay halkaas  garoonka ...
latest_news_logo Cudurka EBOLA Oo Lagu Arkay Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Ah Ee Koongo, Felix Numbi
- Aug 25, 2014
Hargeysa(XNN)Wasiirka Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo, Felix Numbi, ayaa BBCda u sheegay in ...
Latest-news DAAWO FILM KII AADKA LOO SUGAYAY EE NASTEEXO INDHO EE FADEEXADA FACEBOOK
- Aug 25, 2014
FILM KII AADKA LOO SUGAYAY EE NASTEEXO INDHO EE FADEEXADA FACEBOOK http://youtu.be/ehcxFkK46ic
libya Liibiya:- Kooxo Islaamiyiin Ah Oo Xoog Kula Wareegay Garoonkii Diyaaradaha Ee Magaalada Tripoli
- Aug 25, 2014
Hargeysa(XNN)Kooxo islaamiyiin ah oo si weyn u hubaysan, ayaa xoog kula wareegay Garoonkii diyaaradaha ...
Madaxweyne_Xasan_Sheekh_Maxamuud Madaxweyne CULUSOW Oo Fashilmay Iyo Warqad Muujinaysa Codsi Xatooya Xoolo Dadweyne
- Aug 25, 2014
Hargeysa(XNN)Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia ayaa u direy Bankiga Keydka Mareykanka US Federal Reverse Bank ...
Cali_Kh_Galeydh400 Udiyaar Garowga Caaleema Saarka Madaxweyne CALI KHAFIIF Oo BUUHOODLE Laga Dareemayo
- Aug 24, 2014
Prof. Cali Khaliif Galaydh oo madxweyne loogu doortay shir beeleed ka dhacay degaanka Saax-dheer ...
2014823635443703972750505SAM_36652-150x150 Deegaanka BOON: Dad Ugeeriyooday Qaniinyadda Maska Iyo Tiro Kale Oo Ku Dhaawacantay
- Aug 24, 2014
Hargeysa(XNN)Laba qof ayaa ku geeriyootay, 14 Ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Qaniinyo, ka ...
GOOD Daawo : Cabdi Good Oo Markale Shaashada Tv-ga Somali Channel Soo Fariistay Muxuu Yiri
- Aug 23, 2014
Barnaamijka Isir Raaca ee Afka Soomaliga ee ka baxa Tv-ga Somali Channel oo noqoday ...
ham_3 Gantaalo Culus Ku Garaacay Meelo Kamid Ah Dhulka Yuhuudda
- Aug 23, 2014
Hargeysa(XNN)Ururka Xamaas ayaa gantaalo culus  ku garaacay meelo badan oo kamid ah dhulka ay ...
kaluumaysato War saxafadeed Ka Turjumaya cabashada ka timid Kaluumaystada Reer Lasqoray‏ Xoghayaha Kaluumaysiga iyo khayraadka bada ee xisbiga ucid Cabdilahi Cumar Shaqale
- Aug 23, 2014
London (XNN) Warsaxafadeed uu soo saray Xoghayaha Kalumaysiga iyo Khayradka Bada ee Xisbiga Ucid ...
KEYNIA Dawladda KENYA Oo Diyaarinaysa Sharciyo Lagu Xaddidayo Wakhtiyada Qaadka La Cuni Karo
- Aug 23, 2014
Hargeysa(XNN)Dawladda Waddanka Kenya ayaa ku fikiraysa qorshe lagula dagaallamayo Qaadka sida xad-dhaafka ah looga ...
Maayar-Soltelco-80x106 MAAYARKA DJIBOUTI OO BOOQASHO KU YIMI SOMALILAND IYO MAAYARKA HARGEYSA OO KU SOO DHAWEEYEY
- Aug 23, 2014
Hargeysa(XNN) maayarka caasimada Somaliland ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa shalay magaalada Hargeysa ...
ugandha DAAWO MUUQAAL NAXDIN BADAN: DUMAR SOOMAALIYEED OO LA NOOL RAG UGANDHEESA IYO DHIBAATOOYIN BADAN OO AY KA CABANAYAAN.
- Aug 23, 2014
UGANDHA(Dumar Soomaaliyeed oo la nool Rag Ugandheesa iyo dhibaatooyin badan oo ay ka cabanayaan. http://youtu.be/hqqqMrz6Cc8
Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.