Xawayaanka Duur joogta ah Ee Ka Caagan Ka Ganacsiga Oo Iib Sigoodu Ku Sii Badanayo Deegaanka Xariirad.

Xariirad(XNN)-Mudooyinkan dambe waxaa ku soo badanaya Xawayaanka sida sharci darada ah looga dhoofiyo Deegaanka Xariirad kaa soo si qarsoodiya loo soo geliyo gudaha magaalada Xariirad lagana keeno dhinaca Dalka Ethiopia,

Xawayaankan oo Xukuumada Soomaalilaand Xaaraantinimaysay si cadna u mamnuucday ka ganacsigiisa ayaan hadana wali si dhaba u ga dhaqan gelin joojintiisu Deegaanada Galbeedka iyo Xeebta Woqooyi ee S/land.

Todobaadkan ayaa waxa laga soo qaaday sideed Xabo oo Xawayaanka loo yaqaano Harimacadka oo yarya kaa soo iibkiisu lacag adag ka taagan yahay Dalalka Khaliijka Carbata oo sida qaalibka ah ay isu dhuun daloolaan kooxda xatooyada ka ga dhoofisa Xawayaanka Dalka S/land.

Sida uu noo sheegay Maamulaha Dugsiga Xariirad Mr.Faysal Xaashi Rayaale-Atoor, oo khadka Telphoneka gacanta iigu waramayay isagoo ku sugan gudaha magaalada Xariirad ayaa ii xaqiijiyay in habeen dhawayd Xawayaankan Harimacadka ah la keenay Xariirad,habeenkii ka dambeeyayna loo soo qaaday dhinaca magaalada Borame ee Gobolka Awdal,Faysal waxa uu intaa ku daray inay jiraan Dilaaliin ka shaqeeya hawlahan sharci darada ah ee xaalufinta deegaanka,waxa kale oo ii sheegay inaanu shaqaynin xafiiskii Wasaarada Deegaanka ee Gobolka Salal kaa soo mudooyinkii hore waxbadan ka qaban jiray Xawayaankan sharci darada ah.

Faysal Xaashi Rayaale-atoor waxa uu xukuumada ugu baaqay inay gurmad horle ka gasho sidii Xawayaanka hadhay loo badbaadinlahaa,”Wasaarda horumrintu waa inay talaabo cad ka qaado xakamaynta hawashan”.

Wasaarada horuminta deegaanka ayaa shaqaale kule magaalada Xariirad balse waxay dhibtu tahay qaar waa bilaa mushahar,sidoo kale waxay dhibtu noqotay maamulka Wasaarada Deegaanka Gobolka Awdal oo aan ogolayn inuu ka hoos baxo Gobolka Salal,siyaasiyan Wasaaradiisa taasi waxay caajis gelisay dhaqdhaqqaqii Xafiiska iyo shaqaalaha Wasaarada ee Gobolka Salal,waxayna fursad buuxda siisay qawlaystadii iyo budhcad xawaaykii oo si cad uga ganacsanaya Xawayaankii duur-joogta ahaa.

Waxaa kaloo warar xog ogaal ahi sheegayaan inay qaar ka mida masuuliyiinta Degmada Xariirad qayb wayn ka yihiin in xawayaanka la iibiyo loona diro dhinaca Borame,lamyaqaano kuwii hore ee la qabtay meesha lageeyo waxaa se ugu hadal dambaysa marka Borame loo qaado.

M.C.Daahir.
Xiiradnews  Hargaysa


Shabakada Xariiradnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Info@xiiradnews.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


You must be logged in to post a comment.

3 Daawo Qabrigii Sheekhciise Wayne Oo Dayactir La Aan U Baabaay Halka Qarigii Shekh Isaaq Iyo Shekh Samaroon Ladayactiray
- May 29, 2016
BURCO(XNN)Qabrigii Sheekhciise Wayne Oo Dayactir La Aan U Baabaay Halka Qarigii Shekh Isaaq Iyo ...
calan Jabuuti oo Ka Cadhootay Aflagaadooyin ay Sheegeen In Madaxwayne Geelle Uga Yimaadeen Somaliland.
- May 29, 2016
Hargeysa(XNN)Safiirka Dawlada Djibouti u fadhiya Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye ayaa markii u horeysay ka ...
xs Daawo Qaabkii Ay Udhacday Xafladii Dugsiga Hoose Cumar qaadi Ee Magalada Cabdulqadir
- May 28, 2016
cabdulqadir(XNN)Qaabkii Ay Udhacday Xafladii Dugsiga Hoose Cumar qaadi  Ee Magalada Cabdulqadir masuulka dugsiga aya ...
hqdefault Daawo ururka libaan oo uga mahad celiyay deeqdii dharka ahayd ey so dirtay Marwo cibaado cabdilahi (cibaado sayruq)
- May 28, 2016
Cabdulqadir(XNN)ururka libaan oo uga mahad celiyay deeq dharka ahayd ey so dirtay Marwo cibaado ...
FT Daawo Qaar Kamida Qurbajoogta Gobalka Salal Ee Dalka Sweden Oo Deeq Lacageed Gadhsisay Barakacyasha Ku Sugan Degmada Xariirad
- May 26, 2016
Xariirad(XNN)Qaar Kamida Qurbajoogta Gobalka Salal Ee Dalka Sweden Oo Deeq Lacageed Gadhsisay Barakacyasha Ku ...
berbera Daawo Wariye Cali Seenyo Oo Banaanka Soo Dhigay Heshiiska Macmalka ah Ee Xukuumadda Silanyo Ku Wareejinayso Dekadda Berbera Iyo Qodobada Khatarta Ku Ah Dekadda Ee Dhaxal Wareejinta ah.
- May 25, 2016
Jabuuti(XNN) Wariye Cali Seenyo Oo Banaanka Soo Dhigay Heshiiska Macmalka ah Ee Xukuumadda Silanyo ...
ramaax jawwab ku socota Godomiyaha Gobalka Awdal Ramaax oo markii labaad ka hadlay Jabuuti,
- May 25, 2016
Bismilaahi Raxmaanaraxiim,waxaan leehay,masalada nin ku dhigayn muraadna ka yeelan,macnahaga oo dhammy sow maan la'aan ma ...
muuse Madax-weyne Silaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Bilaabay Ka aarsiga Jabuuti.
- May 23, 2016
Hargeysa(XNN) Shalaay markaay taariikhdu ahaayd 5/22/2016 wuxuu madax-weyne siilaanyo cafis madax-weyne ku sii daayey ...
NIMCAN Daawo Cuqaal Masulinyiin Iyo Waxgaradka Degmada Xariirad Oo Ka So Qayb Galay Xafladii Dugsiga Sare Aadan Bile Degmada Xariirad
- May 23, 2016
Xariirad(XNN)cuqaal masulinyiin iyo waxgaradka degmada xariirad oo ka so qayb galay xafladii dugsiga sare ...
MAXAMED HARUN Daawo Aqoonyahan Maxamed Haaruun Oo Hog Weyn Ku Riday Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Ganacsade Ina Aw-Siciidka.
- May 23, 2016
Bristol-(XNN)-Daawo Aqoonyahan Maxamed Haaruun Oo Hog Weyn Ku Riday Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo ...
Capture139 Daawo Gudoomiye Axmed Mu’min Seed Oo Mar Kale Ka Hadlay Aragtidooda Ku Aadan Heshiiskii Shirkada DP Worl Dubai, Fariina U Diray Mas;uuliyiinta Eedamayha Kula Dul Kufay Dawlada Jabuuti.
- May 23, 2016
Hargeysa-(XNN)-Daawo Gudoomiye Axmed Mu’min Seed Oo Mar Kale Ka Hadlay Aragtidooda Ku Aadan Heshiiskii ...
fr Daawo Qaabkay Udhacday Xafladii Maanta Ee Sanad Dugsiyeedka Degmada Xariirad
- May 23, 2016
Xariirad(XNN)qaabkay udhacday xafladii maanta ee sanad dugsiyeedka degmada xariirad halkaas oo lagudoon siyay ardaydii kaalmaha ...
faysal Daawo Bulshada Reer Xariirad Oo Maanta Siwayn Ugu Dabaaldagay Suxka 18may Ee Somaaliland
- May 18, 2016
Xariirad(XNN)Bulshada Reer Xariirad  Oo Maanta Siwayn Ugu Dabaaldagay Suxka 18may Ee Somaaliland Oo ku ...
MUUUUU Daawo Siyaasiga Reer Jabuuti Maxamed Muuse Turtur Somaaliland Wataa Tirtirfanaysa Ina Boorana Berbera Ayuu U Waregay
- May 16, 2016
Jabuuti(XNN)siyaasiga reer jabuuti ina muuse turtur  somaaliland wataa tirtirfanaysa ina boorana berbera ayuu u ...
18mei Daawo Ciidamada Somaaliland Oo Bilaabay Dhoolatus Kadib Muramka U Dhexeya Jabuuti Iyo Somaaliland Oo Ka Dhashay Qabkii Loqabilay Siraanyo
- May 16, 2016
Saylac(XNN)ciidamada somaaliland oo bilaabay dhoolatus kadib maramka u dhexeya jabuuti iyo somaaliland oo ka ...
Ethiopia Dawlada Itoobiya Oo Mar Kale Sheegtay Inay Soo Dhawaynayso Heshiiska Dhex Maray Somaliland Iyo Shirkada DP World Imarates.
- May 15, 2016
Hargeysa-(XNN)-Dawladda Itoobiya ayaa soo dhawaysay heshiiska dekedda Berbera ee dhex maray dawladda Somaliland iyo ...
CALI GURAY Cali Guray Oo Ku Taliyey In Shaqada Laga Caydhiyo Masuuliyiintii Madaxweynaha La Socday Munaasibadii Sharaf Dilka Ee Ismaaciil Cumar Ku Shirqoolay
- May 15, 2016
Hargeysa (XNN) – Cali Guray ayaa ku taliyey in talaabo adag laga qaado masuuliyiintii ...
boore Cabdiraxmaan Boore oo la Filaayo inuu Somaliland kala soo qaybgalo xuska Qaranimada 18-May iyo Madaxweyne geele Sirdoonkiisa oodiyar u ah imanshihiisa
- May 14, 2016
Hargeisa-(XNN)-Warar lagu kalsoon karo oo laga helayo ilo Diblumaasiyadeed ayaa shaaca ka qaaday inuu ...
Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.