Home News xariradTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

wararka

Beesha Ciise Oo Ku Dhaaratay In Wasiir Duur Laga Qaadi Doono Baasaboorka Jibouti.

1 of 1 Beesha Ciise Oo Ku Dhaaratay In Wasiir Duur Laga Qaadi Doono Baasaboorka Jibouti.
5 Views Date March 23rd, 2013 time 8:29 am

Xariiradnews.com – Golaha hogaanka dhaqanka Beelweynta Ciise ayaa markii ugu horeeysay isku raacay in si deg dega baasaboorka Jibouti looga qaado Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulka Somaliland Mr Mohamed Duurjaan .
Qurba joogta beelweynta Ciise ayaa Wasiir Duur ku eedeeyay inuu yahay ninka amray in la xiro Odayaasha beesha Ciise ee Xabsiga Borama lagu xiray. Ma istaahilo inuu Baasaboor Jibouti heysto Wasiir Duur kan la leeyahay sidaas darteed Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle waa inuu si deg dega uga qaado dhalashada uu siiyay ninkaas aan Jamhuuriyadda Jibouti ku dhalan” ayey yiraahdeen qurba joogta Ciisaha. Xukumadda Jibouti lama ogga tixgelinta ay siin doonto baaqa Gondaha iyo qurbajoogta CIisaha hasse yeeshee Wasiir Daakhiliga Somaliland wuxuu heystaa Baasaboor Jabuutiyaana.


Contact US / NALA SOO XIRIIR