|

Gabdhaha Qaranka 17-Sano Jirada Djibouti Oo Berito Finalka Koobka Jaamacadda Carabta La Leh Lebanon

dj-620x465Doha (XNN)-Gabdhaha qaranka Jabuti ee 17-sano jirada ayaa berito finalka koobka ciyaaraha 17 sano jirada jaamacadda carabta waxa ay la leeyihiin dalka Lubnaan kaasi oo ka dhacaya magaalada Doha ee dalka Qatar .

Waa markii ugu horeysay oo lagu marti qaado tartankaan waxa ayna muujiyeen wacdaro aad u xooggan

Tababaraha qaranka gabdhaha 17-sano jirada Jabuuti ee Faduma Muse Diriye ayaa qadka teleefanka ugu sheegtay iyada oo Doha ku sugan laacibtv.net in ay ku rajo weyn tahay in ay koobkaan qaadaan.

Waxa ay sheegtay inkastoo aysan helin waqti ay isugu diyaarayaan finalkaan maadaama habeenkii sabtida uun ay hal gool semi finalkii ugu reebeen qaranka Falastiin,

 

Short URL: http://www.xariiradnews.com/?p=39023

Email : xariiradnews@yahoo.com
Email : xariiradnews@gmail.com
Posted by on Feb 22 2015. Filed under Sports News, wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Added