|

DAAWO MUUQAAL:- Xiddiga Kooxda Tottenham Emmanuel Adebayor Oo Maanta Diinta Islaamka Qaatay.

adebayroMuuqaal la soo dhigay bogga YouTube ayaa muujinaya xiddiga kooxa Tottenham iyo xulka Togo Adebayor oo diinta Islaamka qaadanaya islamarkaana shahaadada loo qabanayo.

Xiddigii hore ee Arsenal iyo Manchester City ayaa joogay goob xaflad ah oo uu ku soo biiray diinta toosan ee Islaamka isagoo beryahan fasax ku joogay dalkiisa. Adebayor ayaa watay qamiis cad waxaana hareerihiisa fadhiyay asxaab badan, waana uu dhoolacadeeyay markii uu shahaadada loo qabtay ka dib.

Short URL: http://www.xariiradnews.com/?p=41034

Email : xariiradnews@yahoo.com
Email : xariiradnews@gmail.com
Posted by on Jul 6 2015. Filed under Sports News, wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Added