|

Ciidanka ilaalada madaxwaynaha Somaliland maha ciidan damaanad qaadi kara

jacob-hasanCiidanka ilaalada madaxwaynaha Somaliland maha ciidan damaanad qaadi kara

amniga madaxwaynaha Qoraalkani maaha mid lid ku ah ciidanka ilaalada

madaxwaynaha iyo masuuliyiinkooda laakin waxaan u arkaa in aan wax ka

iftiimiyo sida ugu haboon ee loo ilaalin karo madaxwaynaha iyo Qasriga

madaxtooyada intaba sobobtoo ah madaxwaynuhu waa shakhsiga ugu sareeya

mansabka ama heerka maamul ee dalka waana muhiim in laga war hayo  inagoo

og in Gobolkan aan ku nool nahay mid leh haliso fara badan lehna dhibaatooyin

sida Ururada diiniga ah darisna nahay Dalka Somaliya ee dagaalku ka socdo si

kastaba ha noqotee Cidanka ilaalada madaxwaynuhu maaha kuwo leh xirfado

badbaadineed sobobtoo ah cidanka ilaaliyaha madaxwaynayaasha caalamka

waxa ugu horeeya ee la baraa waa habka iyo farsamada loo badbaadiyo

madaxwaynaha taas oo la isaga dhigi karo xabada .

  1. cidanka ilaalada madaxwaynaha Somaliland waa noocee toobarka ay haystaan?
  2. Shakhsiga maamulaa xirfad intee leeg ayuu u leeyahay ilaalada madaxwaynaha?

Waxaa ii muuqata in lagu soo xusho taliyaha ilaalada madaxwaynaha hab qabiila ka waran marka uu madaxwaynuhu uu doorto qof aan aqoon duruqsan u lahayn

Hab ilaalintiisa mayna hayn in uu madaxwaynuhu halista ku dheeldheelayo

Waano 

waxaa iga nasteexo ah in dib loogu noqdo qaladadka si loo saxo lagana tashado dad u leh aqoon duruqsan waana muhiim

Xusuusda            Email: jacobhassam@gmail.com

Short URL: http://www.xariiradnews.com/?p=45002

Email : xariiradnews@yahoo.com
Email : xariiradnews@gmail.com
Posted by on Dec 14 2016. Filed under Articles. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Added