|

Silsilada Waddani C/risaaq khaliif

maqaalo2Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamayamuwadiniinta Somaliland.

Yaa ka mas’uul ahaa dayaca iyo musuq maasuqa hadhiyaya wasaaraddi hawlaha guud into u imin wasiir cali marexaan oo runti kor u soo qaaday hawlihii wasaarada hawlaha guud iyo gadiidka.Maqaalkan waxaan u soo qaatay in aan dadka xasuusiyo wasiirada aan ka soo xaadirin shaqadooda oo uu kow ka yahay wasiir c/risaaq Khaliif Axmed ee maanta ah xusbin ka tirsan xisbiga WADDANI ee dadka ku waalay isbedel ayaan keeni doona.cabdirisaaq khaliif waligii wuxuuku xisabtamaa xirsi oo amarada ka qaadan jiray waata keentay markii u xiris rabay inuu talaabsado cabdirisaaq kadaba cararay!!.

Waxaan la waydiyay shaqaalahii ku sugnaa w/hawlaha in aanay arag mudo badan waagi I aha wasiir cabdirisaaq wasiirka wasaaradda hawlaha guud oo ay ku darayn in ay ka arki jiriin wasiirkooda TV YADA IYO MEELAHA XAFLADAHA WASIIR SITA MAGACA WASAARADA!!. Waxay shaqaalahaasi I sheegeen in aanay xataa wax TRANIN ah aan la siin wixii simaanaar soo baxana la leexsado hadii la qabtana waxa laga dhigaa QADO OO LACAGATA BADANKEEDA SIDAAS KU BAXDO!! .waxayna ku tusaysa inuu cabdirisaaq khaliif kow ka aha musuq maasuqa wasaaradda dilay iyo qootkii shaqaalaha masaakiinta ah ee ka shaqenayay wasaaradda hawlaha guud markuu ah wasiir.

Wasiirkani isagii oo nool oo soo taagan ayaa Hayadihii wasaarada hoos iman jiray oo dhan laga hoos saaray waxa ka mid ah RDA IYO HAY’ADA KORANTADA XATAA LIISAMADII SHIRKAD AYAA QAADATAY maxaa laga shaqeyn hadaba!!sidaas ayuu ku maamuli jiray wasaaraddas markii dawladuu aragtay boobkiisa hay’adahaas aya hoos laga qaaday.

Hadaba siyaasiyiinta ku jira waddani waa nocyadaas, cabdirisaaq doorkan halku rabo inuu boobo mustaqbalka maadama u jago ka qaadan doono cirro?!dalkan wuxuu ka nafisay kuwii cuni jiray oo isku wada shubay waddani, waad aragtaan maanta hadii ad tagtid wasaaradda hawlaha guud sida xawliga ah ee shaqado uga socoto iyo sida ahaan jirtay waagi cabdirisaaq khaliif ahaa wasiir !.

Saadaashu waa khayr khayr khayr

Qore Khadar Ibrahim

Khadar338@hotmail.com

Attachments area

Short URL: http://www.xariiradnews.com/?p=45057

Email : xariiradnews@yahoo.com
Email : xariiradnews@gmail.com
Posted by on Jan 17 2017. Filed under Articles. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed