|

Ceeb Mudaharaadkii Mee Mucaaridu

CIROWaxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaanasalaamaya muwadiniinta Somaliland.

 Somaliland maanta waxay maraysa marxlad aad u wanaagsan dhanka siyaasada ariimaha dibadda waligeedna aan marain sida ay tahay maanta, waa siyaasad keentay in ay somaliland maanta maqaamkiida dawladnimo, guusha ay maanta maraysona waxa tayada keenay xukuumadda madaxweyne axmed maxamed silaanyo iyo balaan qadyadii xisbiga kulmiye ee xaakimka ah, guushasna waxay dhibaysaa xisbiyo mid ah xisbiyada mucaaridka iyo dad ka xun horumarka ay wado xukuumadda maanta jirta.

Waxa jirta oo ay dad ka maqan tahay in dawladeenu ay leedahay shuruuc iyo go’an qadasho maadama ay tahay xukuumadda ka mas’uul ah qarankan una talisa,saldhiga laga wado hawsheeda berbera waa hawl u taal xukuumadda madaxweyne silaanyo ,cidna shaqo kuma leh waayo iyada ku timi cod kana mas’uul ahna qarankan, xisbiga mucaaridka ah ee waddani iyo odayaasha dabada ka soo shido waxa ka maqan nidaamka dalkanu ku socdo,cidna uma joojinayso,hadii qayladooda ay tahay bal wax na siiya ha soo cadaystaan!!lkn xukuumaddan waxay u aragta in ay dan u tahay xidhiidhka uae iyo Somaliland oo manaafacaad badan iman doono.cidii nidaamka khal khalisa sidii aydawladeenu sheegtay gacan bir ah aya lagu qabanaya.hadii cid raacsan tahay meeday mudaaharaadkii ay ku baaqayn manta oo ah sabti meeday?xagee tagayn mucaariidkii sheeganayay cudud baanu nahay????!!. dhawaaqi maxamed xaashi?xil rooble? Xirsi? Zero!!.adeer cid idin taageersan ma jirto waxaana tihiin zero khiyaali ku nool,shacabkanuna wuxuu taageersan yahay xukuumada orda la carara ceebiina mucaariidu !!.

xisbiga waddani waa xisbi ku fashilay inuu siyaasadd mucaaridad ah keeno kuna kasbado taageernimo, fashilaadas waxa keenay aqoon la’aanta haysata siyaasiyiita xisbigaas, dhaliil aan meesha taalin ay soo bandhigaan, war xagee tagtayn waanu sugaynay cid idin soobaxda oo idin taageerto manta ? zerooooooooo. tayadooduna wa taas,dalkanu waa KULMIYE .

Saadaashu waa khayr!!

 

Qore Khadar Ibrahim

 

Khadar338@hotmail.com

Attachments area

Short URL: http://www.xariiradnews.com/?p=45148

Email : xariiradnews@yahoo.com
Email : xariiradnews@gmail.com
Posted by on Feb 12 2017. Filed under Articles. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed