|

Danteenu Waa Kulmiye

maqaal1411Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaanasalaamaya muwadiniinta Somaliland.

hogganka sare e xisbiga kulmiye wuxuu ku caana maalay maamul qaranimo ku beegan, hogamiyaasha xisbiga iyo xubnaha baa waxay heerka maanta ay ku gadhen waa dadaal iyo hawlkarnimo, waana waxyaabaha ka dhex muuqda xisbiga hab mamulka ay uu wadan wadanka uu marayo marxlad marka laga eego marxaladii udub tti dhacaday inuu wadanku maray marxalad wanaagsan xagga dhaqalaha iyo kala dabaynta siyaasada.

xisbiga kulmiye waa xisbi mug iyo miisaanba leh , Iyadoo ay xisbiga isugutageen dhamaan Haldoorka shacabka reer Somaliland, sida musharaxa xisbiga mudane muuse biixi cabdi, mudane maxamed kaahin, xoghaye siciid ,hadldooryaashas waxay xisbiga u keenayn aqlabiyad nalaadhan xaga bulshada reer Somaliland  , Isagoo xisbigu awood xoogan ku leh Gobolada dalka u dhan. Xisbiga ayaa ku mutaystay inuu noqdo xisbiga ugu awooda badan somaliland imika iyo mustaqbalka ba , asbaabo ay ka mid yihiin inuu isutageen waxgarad, aqoonyahano, Siyaasiyiin ,  Taajiriin, Mujaahidiin iyo dhamaan indheer garadka shicibka reer somaliland, iyo inuu xisbigu muujiyey waxqabad baahsan xaga dhisida iyo dayactirka garoonada madaarada somaliland,  waxbarasho free ah, Kordhinta mushaharaadka shaqaalaha  dawlada , kor uqaadida iyo tayaynta shaqaalaha dawlada, kordhinta miisaaniyada Qaranka, Horumarinta beeraha ,xoolaha iyo Khayraadka babda.

Hadaba iyaago ay jiraan xisbiyo kale sida Ucid iyo Wadani uma muuqdan weli xaga bulshada inay yihiin xisbiyo wax cusub u soo bandhigi kara bulshada , waddani gaar ahaan waa koox is uruursatay oo dhinaca siyaasada iyo fikradaha ah ku midaysan boobka dalkan iyo khal khal galin,laakin Xisbiga kulmiye waa xisbi ku socda qawaaniin iyo shuruuc ay tahay muqadas.waxaana ay ka liitan xaga mamuulka iyo mawqifyadda ay qaatan, marka sida darteed ayaan uu odhanaya xisbiga kulmiye ayaa ah xisbiga ugu awooda badan ku leh dhamaan degmooyinka dalka, Mana qabo in doorasho lagu guulaysan karo 20 ka sanno ee soosocda !!! Waxaan talo u soo jeedinayaa xsibiyada kale sida WADDANI inay qanciyaan bulashada Somaliland sidi uga heli lahaayn taageero ee iska dhaafaan hadalada aan faa’idu ugu jirin!.

Saadaashu waa khayr!!

 

Qore Khadar Ibrahim

 

Khadar338@hotmail.com

Short URL: http://www.xariiradnews.com/?p=45144

Email : xariiradnews@yahoo.com
Email : xariiradnews@gmail.com
Posted by on Feb 11 2017. Filed under Articles. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed