|

Dhalinta Somaaliyeed Ee Ku dhaqan Dalka ingiriiska Gaar Ahaan Magalada Bristol Oo Hambalyo Udiraysa Madaxwaynaha Cusub Ee Somaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmajo

farmaajo11Waxaa farxad weyn inoo ah in doorasho cadaalad ah ay ka dhacdo magaalada Muqdisho
. Waxaa  farxad weyn inoo ah in uu isbedal muhiim ah ka dhacay Soomaaliya oo la doortay madaxweyne aqoon leh. Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan Soomaalida ku nool wadanka hooyo, daafaha caalamka iyo qaasatan asxaabta  ingiriiska . Waxaan hambalyo qaas ah u dirayaa madaxweynaha cusub, maxamed cabdilaahi farmajo waxaan leeyahay masuuliyada aad qaaday ilaahay hakula garab galo, oo si cadaalad ah iyo karti kii  uga soo baxa Allah hakaa dhigo – Ameen.

Short URL: http://www.xariiradnews.com/?p=45128

Email : xariiradnews@yahoo.com
Email : xariiradnews@gmail.com
Posted by on Feb 8 2017. Filed under Articles. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed