|

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaanasalaamaya muwadiniinta Somaliland.

maqaalo2Dawladd walba ee caalamka ah waxay ilashataa haybadeeda iyo kala dambaynta , dawladd walba waxay qabata dadka ku xad gudba shuruucdeeda , tusaalo ahaan USA maraykanka waa la xidha qof walba ku xad gudba amniga dawlada, maxkamada uun ba laysla taga , marka Somaliland xoriyad iyo dulqad aya yaala markan u arko.Waxaan u arka hadalaadii ku hadlay siciid maxamed sulub oo ka tirsan xisbiga waddani kuna hadlay in mudaharaad dalka laga qabto,hadii aad qaban weedan dad jira ma tihiidin ayuu ku daray !,waad aragtayn waddani habeen iyo maalin cayda xukuumadda iyo shakhsiyaad ku gafaan ,garan maayo waxa loo gaystay nimankaas ma ka xaasidnimo miya garan waayay!!, sida dateed siyaasiyiinti waddani waa in la mareya wadada ku muslimi lahaayeen oo afkooda iyo calyadooda la noqdaan!!, xukumaddeenu way sabartay cidna uma joojin doonto, qof walba wuxu jecel yahay inu ku hadlo meesha ma taalo, xoriyadoona xuduud ayay leedahay. Siciid sulub na hadii aad leedahay itoobiya na xukunta adiga ayay shalay ku xukumaysay markad UDUB ahayd oo kolba gawaadhida shidaalka ku booxsan jirtay , waa lagu yaqaana sulubow cidna wax kaa dhigayssan maysoo dadkii shalay umadda cunayay laga tashay 2010!battery dhacay meel ma gaadho,waddani wakaas waxay rabaan khal khal lkn dalkan wuxuu leeyahay ciidan iyo rag u taagan mana ogolaanayno siyaasyiin caantayn ah sidaku waddani in dalkeena khal khal naga galiyaan.waa in gacan bir ah lagu qabto qof walba khal khal raba inuu galiyo umadda somaliland iyo qarankeeda suubaan.

Guul Somaliland

Saadaashu waa khayr!!

Qore Khadar Ibrahim

Khadar338@hotmail.com

Attachments area

Short URL: http://www.xariiradnews.com/?p=45140

Email : xariiradnews@yahoo.com
Email : xariiradnews@gmail.com
Posted by on Feb 9 2017. Filed under Articles. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed