|

War Dag Daga:-Gudoomiyihii dagmada Xariirad Oo Ku Geeriyooday Daad Qaaday Isag Iyo Baabuurkiisii


newsXariirad(XNN)-Wararka Naga Soo Gaadhaya Dagmada Xariirad Ayaa Waxay Sheegayaan In Abaara 5:30 Ay Daad Ku Dilay Marirkii Dagmada Xariirad Kadib Markii Ay Maannta Ilaa Saaka Ay Roobab Mahiigan Ka Da ayeen Guud Ahaan Deeganada Xeebaha Gobolada Awdal Iyo Salal

 

Geerida Mayirka Ayaa Waxay Ka Danbaysay Kadib Maayirka Oo Maanta Ku Wajahnaa Inuu Tago Magalada Boorama Ayaa Waxaa Dhacay Shilkan Uu Ku Geeriyooday Mayirku Alaha U Naxariistee Waxaana Shabaka Cadceed u Xaqiijiyay Geerida Ku Timiday Mayirka Ismacil Geele Cadar Oo Ku Sugan Dagmada Xariirad

Xigasho Cadceed

Short URL: http://www.xariiradnews.com/?p=45267

Email : xariiradnews@yahoo.com
Email : xariiradnews@gmail.com
Posted by on May 15 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Added