“Author Archive”
Stories written by admin

War Dag Daga:-Gudoomiyihii dagmada Xariirad Oo Ku Geeriyooday Daad Qaaday Isag Iyo Baabuurkiisii

WAR-DE~1

Xariirad(XNN)-Wararka Naga Soo Gaadhaya Dagmada Xariirad Ayaa Waxay Sheegayaan In Abaara 5:30 Ay Daad Ku Dilay Marirkii Dagmada Xariirad Kadib Markii Ay Maannta Ilaa Saaka Ay Roobab Mahiigan Ka Da ayeen Guud Ahaan Deeganada Xeebaha Gobolada Awdal Iyo Salal   Geerida Mayirka Ayaa Waxay Ka Danbaysay Kadib Maayirka Oo Maanta Ku Wajahnaa Inuu Tago Magalada […]

May 15th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo kursigii ciro muram galay siyaasi sheegay Inuu Gudoomiye Cirro Kula Tartamayo Jagada Madaxweyne Ee Xisbiga.

SIYAAAA

hargaysa(XNN) kursigii ciro muram galay siyaasi sheegay Inuu Gudoomiye Cirro Kula Tartamayo Jagada Madaxweyne Ee Xisbiga.  

August 3rd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO: Musharaxa Madaxwayne UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Si Kulul U Cambaareyay Xadhiga Xukumadu U Gaysatay Fanaaninta Xidigaha Geeska “Wasiirada Silanyo Iyagaa U Dhuunta Muqdisho”

jamal

Hargeysa (XNN)  Musharaxa Madaxwayne UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Si Kulul U Cambaareyay Xadhiga Xukumadu U Gaysatay Fanaaninta Xidigaha Geeska “Wasiirada Silanyo Iyagaa U Dhuunta Muqdisho” Sidoo Kale Wuxuu Baaq u Diray Masuuliyiinta Ku Tartamaysa Xisbiga Kulmiye

September 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

“Waxa Yaab Ah Kuwa La Hal Maala DAMJADIID Oo Xidigaha Geeska Ku Eedaynaya Muqdisho Iyo Calanka Somalia” Cali Guray

CALI

Hargeysa (XNN) – Waxa yaab ah kuwa la hal maala DEMJADIID oo Xidigaha Geeska ku eedaynaya Muqdisho iyo calanka Somalia iyaga oo Madaxwaynaha Somalia fashiliyay xidhiidhka ka dhexeeya xukuumadiisa iyo xukuumadda Somaliland rejo fiicanna ugu bishaareeyay Soomaalida Somalia. Mudane Xasan Sheekh been maaha hadalkiisu marka laga eego dhinaca kooxda ugu awooda badan xukuumadda Madaxwayne Silanyo […]

September 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO Muuqaal: Dhibaatada Taala Saxaraha Libiya Iyo Ragga Ka Ganacsada Muhaajiriinta

tahriib

Boorama (XNN) – Daawo Muuqaal Dhibaatada Taala Saxaraha Libiya Iyo Ragga Ka Ganacsada Muhaajiriinta Tahriibku waa dhibaato iska jiraa walaalayaal

September 5th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Yarkii wasiirka ku xigay hadalkiisii iyo warqadda siiraanyo soo qoray eray kuma kala duwana. Bal ayaan darrada dhacday, shakila’ yarkii ayaa dikreetada soo qoray.

maqaal141

Yarkii wasiirka ku xigay hadalkiisii iyo warqadda siiraanyo soo qoray eray kuma kala duwana. Bal ayaan darrada dhacday, shakila’  yarkii ayaa dikreetada soo qoray. Waxaa bani aadamka caqligiisa  warqadda siiraanyo lagu masabidayo inuu soo qoray, saa siiraanyo intaasoo dhan maba hadli karo eh. Waxaa yaab keentay, sida erayna aanu eray uga beddelayn waxii yarkii wasiirka […]

September 5th, 2015 | Posted in Articles | Read More »

War-Saxaafadeed:- Xisbi Mucaarad Oo Baaq Kama Dambeys Ah U Jeediyay Madaxweyne Siilaanyo

UCID AND WADANI

Hargaysa(XNN)-Labada Xisbi Mucaarad Ucid iyo Waddani, ayaa ku heshiiyay inay meel uga soo wada jeestaan hirgalinta heshiiskii ahaa in doorashada la qabto December 2016, waxaanay baaq wada jir ah u direen Madaxweyne Siilaanyo iyagoo ku booriyay inuu ka hor  20-ka bishan lagu jiro digreeto ku soo saaro dhaqan galinta heshiiskii asxaabta iyo xukumadda ee wakhtiga […]

July 9th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Dhammaan Dadka Hoos Ku Qoran Waxay hambalyo Maher farxad Leh U Dirayaan Mudane Maxamuud Barkhad Dirir Iyo Marwadiisa Nimco Cabdillaahi Xadi

aroos

Dhammaan Dadka Hoos Ku Qoran Waxay hambalyo Maher farxad Leh U Dirayaan Mudane Maxamuud Barkhad Dirir Iyo Marwadiisa Nimco Cabdillaahi Xadi Oo Maherkoodu Ka Dhacay  Shalay Magaaladda Borama Waxaanay Leeyihiin Noqda Kuwii Lagu Naste Lagu Nagaado Ubad Khayrqaba Kala Heela Amiiiim,Amiiin Amiiin ,Barak Allahu Lakuma Wabaraka ‘Alaikuma Wajama’A Baina Kuma Bilkhair بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما […]

July 9th, 2015 | Posted in Articles | Read More »

XEER-ILAALIYAHA Dowladda Somaliya Kama Bixin Dacwaddii Badda Ee Noo Dhexeysa Dowaladda Kenya

GARSOOR

Muqdisho(XNN)-Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Somalia aysan ka bixin dacwaddii kala dhexeysay Kenya ee ku saabsanayd xuduud-badeedka labada waddan u dhexeeysa, isagoo sheegay in 13-ka bishan oo ku beegan Isniinta soo socota ay mar kale dacwad arrintan ku saabsan u gudbin doonaan maxkamadda Hague ee dalka Netherlands. Sidoo […]

July 9th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Israa’iil Oo Sii Deysay Madaweynihii Hore Ee Tunisiya Iyo Qaabkii Loo Qabtay Oo Uu Si Xiiso Leh Uga Waramay

Picture25

Tuunis (XNN)- Madaxweynihii hore ee dalka Tuuniisiya Munsaf Al-Marsuuqi oo sida uu wargeyskan Geeska Afrika toddobaadkii hore qoray ka mid ahaa dad dalal kala duwan u dhashay oo la socday markab gargaar u siday marinka Qaza ee Falastiiniyiinta oo Israa’iil ay xabsi u taxaabtay, ayaa dib xorriyaddiisa u helay, kana waramay sida ay wax u […]

July 9th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Recently Added