“Author Archive”
Stories written by xariirad

Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti Oo Daboolka Ka Qaaday Inay Ciidammo Dheeraad Ah U Dirayso Dalka Somaliya

The first African Union contingent from

Jabuuti(XNN)-Dowlada Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa shaacisay inay ciidamo dheeraad ah u soo dirayso Soomaaliya si ay qayb uga noqdaan ciidamada ka jooga

April 23rd, 2014 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video:- Gudida Farsamo Ee Diiwaan Galinta Muwaadinka Oo Shaaciyey Inay Bilaabi Doonaan Wajigii 2aad Ee Hawsha Diiwaan Galinta

calanka

Hargaysa(XNN)- Gudida Farsamo Ee Diiwaan Galinta Muwaadinka Oo Shaaciyey Inay Bilaabi Doonaan Wajigii 2aad Ee Hawsha Diiwaan Galinta

April 23rd, 2014 | Posted in wararka | Read More »

Wasiir Cukuse Oo Ku Fashilmay Inuu Xaal U Heelo Colaada Kala Irdheeysay xukumadda iyo warbaahinta Madaxa-banaan

cakuse

Wasiirka wasaaradda warfaafinta somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cukuse ayaa ku fashilmay inuu isku soo dhoweeyo ama xal u heelo khilaafka dhex miranaaya

April 23rd, 2014 | Posted in Articles | Read More »

surtagal ma tahay in Lughaya ay sii ahaato degmo´ka mid ah Awdal?

lughaya

Bismilaahi Raxmaanaraxiim asalama calaykum wabrakaatu, salaan qaali ah kabacdi, waxaan jeclahay inaan aan aragtidayda ka dhiibto dhagax-dhiga Dekada Lughaya

April 23rd, 2014 | Posted in Articles | Read More »

Danjire Nicholas Kay “Madaxweyne Siilaanyo Waa Nin Furfuran Oo Anshax Wanaagsan, Laakiin Wuxuu Ii Sheegay In Aanan Mar Dambe Soo Noqonin.”

Nicholas kay

Hargeysa(XNN)-Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Mr. Nicholas Kay ayaa si saraaxad leh uga hadlay kulankii uu sannadkii hore la

April 23rd, 2014 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video:- Xisbiga Waddani Oo Beeniyay In Khilaaf Ka Dhex Aloosan Yahay Hogaanka Sare Xisbiga

wadani

Hargaysa(XNN)-Xisbiga Mucaaradka Ee  Waddani Oo Beeniyay In Khilaaf Ka Dhex Aloosmay Yahay Hogaanka Sare Xisbiga Waddani Kadib Markii Ay Maanta

April 22nd, 2014 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video :-Madaxweyne Silaanyo Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Wasaarada Deegaanka Loo Dhisay

sillanyo

Hargeysa (XNN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta Xadhiga ka jaray Dhisme cusub oo wasaarada Deegaanka loo

April 22nd, 2014 | Posted in wararka | Read More »

Xildhibaan Rayte Oo Xukumadda Ku Eedeeyay Inay Burburinayso Xoriyatul-Qawlka Dalka Dushana Ka Saaray Weeraraddi Qabile Iyo Maxamed Kaahin

Rayte

Hargeysa(XNN)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac (Rayte), oo ka tirsan Golaha Wakiilladda Somaliland, kana mid ah mudanayaasha taabacsan xisbiga mucaaridka ah ee

April 22nd, 2014 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video:- Madaxwaynaha Wadanka Burundi Iyo Wafdi Uu Hogaminayo Oo Soo Gaadhay Muqdisho

312

Muqdisho(XNN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta soo dhoweeyey Madaxweynaha Burundi,

April 22nd, 2014 | Posted in wararka | Read More »

Madaxtooyada Somaliland Oo Beenisay Inuu Jiro Amar Shan Xildhibaan Lagaga Mamnuucay Gelitaanka Qasriga Madaxtooyada

dhuxul

Hargeysa(XNN)-Madaxtooyada Somaliland ayaa beenisay in shan xildhibaan oo ka tirsan golaha wakiilada laga mamnuucay inay gudaha u galaan qasriga madaxtooyada.

April 22nd, 2014 | Posted in wararka | Read More »