“Author Archive”
Stories written by xariiradnews

Dawlada Somaliland Oo Ingiriiska Heshiis Kula Gashay In Dalka Lagu Soo Celiyo Dadka Somaliland Ee Aan Deganaansho Ku Lahayn Ingiriiska.

Ina Cabdi Casood

Hargaysa(XNN)-Xukumada Somaliland Oo Dhawaan Heshiis La Gashay Dawlada Ingiriiska Oo Dib Loogu Soo Celinayo Dadka Reer Somaliland Ee Aan Degenaansha

April 17th, 2014 | Posted in wararka | Read More »

Daawo : Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Tv-ga Somali Channel Layeeshay Musharaxa Madaxtinimo Ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen.

jamaal-xuseen-150x150

Otowo(XNN)Waraysigan lala yeeshay Jamaal Cali Xuseen oo dhinacyo badan taabanaya, qadiyadda Somaliland, Taariikhdii Jamaal Cali Xuseen oo kooban, Somaliland, Puntland iyo gobolka geeska

April 16th, 2014 | Posted in wararka | Read More »

Radio Xariirad:- Dowladda Djibouti Oo Hey’adda Qaxootiga Ee UNHCR Ku Wareejisay 267 Maxbuus Oo Eritrea

u

Jabuuti(XNN)- Dadkaasi ayaa loo wareejiyay xerada qaxootiga ee Cali Cadde ee Djibouti. Dowladda Eritrea ayaa dadkaasi

April 16th, 2014 | Posted in Radio Xariirad,wararka | Read More »

LA TASHO MADASHA WADATASHIGA, MACNO SAMEYNMEYSO IMPERIAL AYAAN KA QAXWEEYEY

gtre

Maxay macne ah ee ay sameyneysaa hotel imperial ayaan ka qaxweeyey. miyaanu huteelkani caasimadii wadanka madaxweynaha lagaaga dhigey aanu ku oolin. waa isk cadahay in aad ugu jeedo siyaasadii yareyd ee indhosarcadka ahayd ee aad dadka u dhigi jirtey. mudane madaxxweyne dadkani waxay kaa dhageysteen in aad xadhiga ka jarto oo taallo lagaaga dhex dhiso [...]

April 14th, 2014 | Posted in Articles | Read More »

Tacsi.ku socota qoyskii uu ka baxay caaqil.Xasan qawrax dable.

tacsi1

Annagoo kala ah.Caaqil Siciid Maxamed cilmi (ciidho u naax).iyo Abwaan Mustafe Cumar rooble(ciro).waxaan tacsi tiiraanyo leh halkani uga gudbinaynaa qoyskii iyo qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka baxay caaqil xasan qawrax dable oo ku geeriyooday qabalaha dhegagoo ee degmada ayshaca.gaar ahaan waxaan tacsiyadaynaynaa cilmi xasan qawrax oo uu dhalay marxuunku.waxaanan illaahay uga baryaynaa inuu marxuunka rabi [...]

April 14th, 2014 | Posted in Articles | Read More »

TACSI KU SOCOTA:Orad yahankii weynaa Axmed Saalax xuseen

tacsi

inaa lillah wa inaa illahi raajicuun ……..Anagoo Ah qurba Joogta ..Salal, Awdal,jabuuti,iyo sitti, Waxaan tacsidan gaadhsiinaynaa Orad yahankii weynaa ee caalamiga Ahaa axmed saalax xuseen oo hooyadii maryan cabdillaahi geelle ku geeriyootay jabuuti…ilahay janadiisii haka waraabiyo Aamiin. qurba joogta awdal,salal,jabuuti iyo sitti.

April 14th, 2014 | Posted in Articles | Read More »

Tacsi.ku socota qoyskii uu ka baxay caaqil xasan qawrax dable.

tacsi

Dhamaan asxaabta hoos ku xusan waxay tacsi tiiraanyo halkani uga gudbinaynaa qoyskii uu ka baxsan caaqil.xasan qawrax dambe oo ka mid ahaa duqayda aad looga yaqaanay deegaanadda gobolka sity oo xalay ku geeriyooday qabalaha dhegagoo oo ka tirsan degmadda ayshaca ee gobolka sity.isagoo marxuunku in muddo ah la tacaalayay caafimaad daro soo wajahday muddo laba [...]

April 11th, 2014 | Posted in Articles | Read More »

Ogaysiis shirwaynihii 1 aad ee ururka midnimada qurba jogta reer jabuuti oo laqaban doono

ogayss

Shirweynaha ururkan midnimada qurbajogta reerjabuuti  oo lagu qaban doono Magaalada denhaag taariikhdu markay tahay 4/5/2014. Shirkan waxaa kasoo qayb gali doonaa qurbajogta wadamada kale duwan oo uu ay ka mid yihiin dalka beljimka  Shirkan waxaa lagu soo bandhigi doonaa ujedada cad ee ururka iyo qorshaha u degsan ee uu ugu talogalay qurbajoga  reer jabuuti Wixii [...]

April 11th, 2014 | Posted in Articles | Read More »

WASIIRKA UGU MUSUQMAASUQA BADAN EE XITAA OLOLAHA KU GALEY HANTIDA UMMADDA

samaale

Ugu  horeyn  waxaan  salaamayaa dhamaanba  bahda saxaafada, guud ahaan, gaar  ahaan,waxanan ku salaamayaa salaamta Islaamka”

April 8th, 2014 | Posted in Articles | Read More »

Urur Ay Ku Midoobeen Jaaliyaadda Reer Jabuuti Ee Qaaradda Yurub Oo Lagaga Dhawaaqay Dalk Holland

calan

London(XNN)-Ururkan Cusub Oo Ay Ku Midoobeen Dhammaan Jaaliyadda Reer jabuuti Ee Ku Nool Qaaradda Yurub Ayaa Dhawaan Lagaga

April 8th, 2014 | Posted in wararka | Read More »