Home » Articles You are browsing entries filed in “Articles”

Silsilada Waddani C/risaaq khaliif

maqaalo2

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamayamuwadiniinta Somaliland. Yaa ka mas’uul ahaa dayaca iyo musuq maasuqa hadhiyaya wasaaraddi hawlaha guud into u imin wasiir cali marexaan oo runti kor u soo qaaday hawlihii wasaarada hawlaha guud iyo gadiidka.Maqaalkan waxaan u soo qaatay in aan dadka xasuusiyo wasiirada aan […]

January 17th, 2017 | Posted in Articles | Read More »

Total collapse of WADDANI regime

maqaal1411

Although the oldest party in Somaliland kulmiye schools the youngest party waddani and its puppet outgrown UCID party combined. Its influence goes far beyond the other two. The reason is clear: sense of belonging and mutual respect. kulmiye is gaining momentum never seen before. Hordes of key political players in the sense and many people […]

January 17th, 2017 | Posted in Articles | Read More »

window Marwo Aamina maxamed Jirde

AMINA

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamayamuwadiniinta Somaliland. Aduunyadan aan ku nool nahay waxaa la isku qadariyaa oo la isku maamusaa guulaha aad ka gaadhay noloshaada iyo mida aad ku soo kordhiso bulshadaada, taasina waa ta bulshadu horumar ku gaadhi karto hadiise aan la hanbalyayn qofka mutaysta waligeen […]

January 15th, 2017 | Posted in Articles | Read More »

Xanuunka Iyo Wareerka Waddani

wadani

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamayamuwadiniinta Somaliland. Xanuunkii ba baryahan batay oo gaadhay inta dhalil laga siyaasdeed laga waayo xukuumadda madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilaanyo iyo golayaasha wasiiriinta xukuumadeena mudan ay imika gaadhay in layska caayo un!, waxaana u arka akhlaq xumu, waxaasna waa mucaaridada hangashka ah […]

January 15th, 2017 | Posted in Articles | Read More »

Silsilada waddani Uurcade

Maqaal-80x85

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah ,waxaana salaamaya muwadiniinta Somaliland. Sida aan taariikhda in badan ka akhriyey siyaasiga dhabta ahi ma aha mid ka kiciya dadkiisa,ee waa ka marka ay dadkiisu kacaan toosiya kuna haga jidka horumarka, tilmaama,la taliya,ee mideeya una horseeda meesha ay ku gaadhaaan jidka horumarka, walaalnimada, wadajirka. Siyaasiga dhabta ahi […]

January 11th, 2017 | Posted in Articles | Read More »

Liibaan X. Fagadhe oo Maanso la Baxday ‘Kala-Guur’ ka Tiriyey Xaaladda Somaliland marayso

Maqaal-80x85

Maansadan waxa sameeyey Hal-abuur Liibaan Xaaji Fagadhe, Sababtuu uu u sameeyeyna waxay ahayd; sida uu sheegay, markuu arkay dhibaatooyinka ka taagan Somaliland iyo Isbeddel ku soo foodle oo ay dadku ama Shacbigu ka indho-qarsanayaan. Waxaanu Maansadan oo uu u bixiyey KALA-GUUR, ku bilaabay sidan:- “Awliyo Allaay dunidii Bal inay ku daysey Da’yartan Kacaysiyo Kuwaa dulqaadka […]

December 26th, 2016 | Posted in Articles | Read More »

Doorashada SONYO wiilka adeeradii madaxtooyada iyo guurtida u sareeyaan yaanu isla dhererin musharaxii la han jabiyey kal hore ! sababahan qormada dartood.

khadar

70%  dimuqraadiyada  dalkastaaba  uu  hirgaliyaa  karaankiisa  marka  loo  eego  inta  la  dhacday  qaadashada  nidaam  siyaasadeedkaasi  wadamada  dunida  ku  baahsan ;  halka 30%  soo  hadhay  ay  ku  dabaqaan  ( dhaqamadooda  iyo  caadooyinkooda  hoose  ee  u  gaar  ah  wadan  kasta !!).  Somaliland  si  qurux  iyo  xarago  badan  ayey  u hirgalisaa  mabda’  dimuqraadiyada  heer  heer  dhan  70%  halka  30%  […]

December 26th, 2016 | Posted in Articles | Read More »

Beesha Cimraan oo codsatay in madaxtooyada Somaliland iyo waxgaradka Habarjeclo si degdega wax uga qabtaan colaadda tuulada Gunbur-Libaax.Qaybtii 1aad.

jacob-hasan

Bismillaahi Raxmaani Raxiim KU:   madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland           Axmed Maxamed Maxamuud ” Siilaanyo” KU:   Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha          Yaasiin Maxamuud “Faratoon” OG:   Golaha Guurtida Somaliland OG:     Salaadiinta iyo Hogaamiye dhaqameedka                  Soomaaliland iyo Culimadaba. Ugu […]

December 21st, 2016 | Posted in Articles | Read More »

Somaliland Political Dimensions

maqaal1411

I am personally monitoring very closely with Somaliland current policy and its politicians, I will with the time prove how unfaithful Somaliland politician are by examining their characteristics in which political leaders possess for instance honesty, trustiness, and respect of the law, for example  by laws that they have reached with the communities. . However, […]

December 14th, 2016 | Posted in Articles | Read More »

Ciidanka ilaalada madaxwaynaha Somaliland maha ciidan damaanad qaadi kara

jacob-hasan

Ciidanka ilaalada madaxwaynaha Somaliland maha ciidan damaanad qaadi kara amniga madaxwaynaha Qoraalkani maaha mid lid ku ah ciidanka ilaalada madaxwaynaha iyo masuuliyiinkooda laakin waxaan u arkaa in aan wax ka iftiimiyo sida ugu haboon ee loo ilaalin karo madaxwaynaha iyo Qasriga madaxtooyada intaba sobobtoo ah madaxwaynuhu waa shakhsiga ugu sareeya mansabka ama heerka maamul ee […]

December 14th, 2016 | Posted in Articles | Read More »