Home » DHACDOOYINKA You are browsing entries filed in “DHACDOOYINKA”

Kellidiisii Ayaa Uu Iibiyey Si Lacagta Uu Xaaskiisa Gaadhi Ugu Iibiyo, Muddo Gaaban Kadibna Waa Uu Furay

thumbs

Nin u dhashay dalka Iran ayaa mid ka mid ah kelyihiisa iibiyey si uu gaadhi ugu iibiyo xaaskiisa oo uu aad u jeclaa. Wargeyska Jam-Jim oo ka soo baxda dalka Iran ayaa qoray in ninkan u dhashay dalka Iran oo codsaday in aan magaciisa la xusin uu u sheegay, in markii xaaskiisa oo ah gabadh […]

July 31st, 2014 | Posted in DHACDOOYINKA | Read More »

Qabiil Caado U Leh In Marka Uu Qof Ka Dhinto Faraha Laga Jaro Dumarka Qaraabada La Ah Ruuxa Geeriyooday

Picture79

Port Moresby (XNN)- Sida aynu garan karno bulshooyinka caalamku sida ay ugu kala duwan yihiin afka, midabka iyo caqiidada ayaa ay ugu

June 20th, 2014 | Posted in DHACDOOYINKA,wararka | Read More »

Daawo Video:- Nin Sheegay In Xaaskiisa Oo 5 Bilood Uur U Leh Si Khasab Ah Luugu Guuriyay Inaadeerkeed

safe_image

Hargaysa(XNN)-Nin Sheegay In Xaaskiisa Oo 5 Bilood Uur U Leh Si Khasab Ah Luugu Guuriyay Inaadeerkeed Illaa Haddana Aanu Garanan Halka Ay Xaaskiisu Jaani Iyo Cidhib

April 24th, 2014 | Posted in DHACDOOYINKA,wararka | Read More »

Daawo Video:- Barnaamij Televishanka BBC Ka Diyaariyay Howlgalka Ciidanka Mareykanka Ee Ku Sugan Dalka Jabuuti

w-561af30de7

Jabuuti(XNN)-Frank Gardner oo ah weriye BBC-da uga soo warama arrimaha  amniga “Security Correspondent” ayaa booqasho ku tagay dalka Jabuut

April 7th, 2014 | Posted in DHACDOOYINKA,wararka | Read More »

Daawo Video:- Nin Hindi Ah Oo Xaaskiisa Ku Tijaabiyay Qaabka Loo Sameeyo Indho Sarcaadka

sixiroole-2

39 sano jir u dhashay dalka Hindiya ayaa Xaaskiisa ku tijaabiyo wax walbo oo  halis gelin kara nafteeda, isagoo arintaasina ku sheegay in uu u sameynayo

March 11th, 2014 | Posted in DHACDOOYINKA,wararka | Read More »

Daawo Video:- Fannaanad Reer Maraykan Ah Oo Lagu Magacaabo Jennifer Grout Oo Islaamtay Oo Isla Markiibana Qur’aan Akhriday

jennifer-grout

New York (XNN)-Fannaanad Reer Maraykan Ah Oo Lagu Magacaabo Jennifer Grout oo islaamtay Oo Isla Markiibana Qur’aan Akhriday Gaar Ahaan Suuratu Faatixa

January 13th, 2014 | Posted in DHACDOOYINKA,Fanka Iyo Fanaanka,wararka | Read More »

Daawo Video : Waa Barnaamij Ka Hadlaya Awoodaha Alle Weyne Iyo Duur Joogta Wax Cunta, Waana Barnaamij Lagu Fasiray Af-ka Soomaaliga

LIBAAX

Lughaya(XNN)-Waa Barnaamij ka hadlaya Awoodaha Alle Weyne Iyo Duur joogta wax cunta, waana Barnaamij lagu fasiray Af-ka Soomaaliga.

January 13th, 2014 | Posted in DHACDOOYINKA,wararka | Read More »

Daawo Video :- Dhibaatooyinka Dhiiladda Leh Ee Lugu Hayo Dadka Lugu Sheego In Laga Tiradda Badan Yahay Ee Ka Mid Ah Bulshadda Somaaliyeed

mqdefault

Hargaysa(XNN)- Dhibaatooyinka dhiiladda leh ee lugu hayo dadka lugu sheego in laga tiradda badan yahay ee ka mid ah Bulshadda Somaaliyeed.

October 28th, 2013 | Posted in DHACDOOYINKA,wararka | Read More »

Daawo Video:- Rumayso Ama Ha Rumaysan Muuqaalkan Oo In Badan Aad Ka Argagixi Doonto

mqdefault

Rumayso ama ha rumaysan muuqaalkan oo in badan aad ka argagixi doonto markaad aragtana ku sheegi doonto waxa iska mala awaal ah.

October 25th, 2013 | Posted in DHACDOOYINKA,wararka | Read More »

Daawo Video:- Booliska Hollond Oo Markii Ugu Horaysa Saxafada U Soo Bandhigay Arin Yaab Ku Noqotay Dalalka Yurub

mqdefault

Roterdam(XNN)-Booliska Hollond  ayaa markii ugu horaysa Saxafada u soo bandhigay arin yaab ku noqotay Dalalka Yurub iyo Dalka Hollond kadib

October 16th, 2013 | Posted in DHACDOOYINKA,wararka | Read More »