Home » Fanka Iyo Fanaanka You are browsing entries filed in “Fanka Iyo Fanaanka”

Daawo fananka da dayar ee maxamed shaafi qalbi oo so rasay hees cusub

shaafi

erayada iyo laxanka iyo codka waa maxamed shaafi qalbi musiga waa Bashiir hanuuniye duubista waa Libaan Ibraahim nuur

October 5th, 2014 | Posted in Fanka Iyo Fanaanka,wararka | Read More »

Fanaanka Bacalwaan Oo Sheegay In Lacago Laga Dhacay + Video

bacalwaan

Farankafort(XNN)Fanaanka Soomaaliyeed ee caanka ah Cabdi Cali Bacalwaan oo ka mida ahaa hoboladii qaranka ee Waaberi, hadana ku nool dalka Germany ayaa si weyn ugu eedeeyey xarunta caafimaadka ee Danyar Daryeel Service oo degan Germany inay musuqmaasuqeen lacago uu sheegay in dadka Soomaaliyeed ee qurbaha jooga ay u uruuriyeen waqtigii ku xanuunsanayey magaalada Nairobi ee […]

August 11th, 2014 | Posted in Fanka Iyo Fanaanka,wararka | Read More »

Daawo Video:- Wariye Maxamed Cumar Oo Waraysi Xiiso Badan La Yeeshay Fanaanka Reer Jabuuti Ee Maxamed Aaden Dugsiiye

aaden

Jabuuti(XNN)- Wariye Caanka Ah Ee Maxamed Cumar Buux Ayaa  Waraysi Xiiso Badan  La Yeeshay Fanaanka Reer Jabuuti Ee Maxamed Aaden Dugsiiye

April 21st, 2014 | Posted in Fanka Iyo Fanaanka,wararka | Read More »

Daawo Video:- Hees Cusub Oo Uu Soo Saaray Al Fanaan Abdiqaadir Aj Uguna Tala Galay 18 May

AJ

London(XNN)-Daawo Hees Cusub Oo Uu Soo Saaray Alfanaan Abdiqaadir Aj Uguna Tala Galay 18 May Oo Ah Maalin Ku Weyn Bulshadda Somaliland

April 20th, 2014 | Posted in Fanka Iyo Fanaanka,wararka | Read More »

Daawo Video:- Fannaanad Reer Maraykan Ah Oo Lagu Magacaabo Jennifer Grout Oo Islaamtay Oo Isla Markiibana Qur’aan Akhriday

jennifer-grout

New York (XNN)-Fannaanad Reer Maraykan Ah Oo Lagu Magacaabo Jennifer Grout oo islaamtay Oo Isla Markiibana Qur’aan Akhriday Gaar Ahaan Suuratu Faatixa

January 13th, 2014 | Posted in DHACDOOYINKA,Fanka Iyo Fanaanka,wararka | Read More »

Daawo Video :- Hees Cusub Oo Hada Soo Baxdey Waa Ereyadii Abwaanka Qarniga Siciid Ilka Jiir Iyo Codkii Macaanaa Ee Ilwaad England Heestuna Waa HAGAAG

Abwaan-ilko-jiir

London(XNN)-Hees Cusub Oo Hada Soo Baxdey Waa Ereyadii Abwaanka Qarniga Siciid Ilka Jiir Iyo Codkii Macaanaa Ee Ilwaad England Heestuna Waa

January 11th, 2014 | Posted in Fanka Iyo Fanaanka,wararka | Read More »

Saylac Iyo Jabuutiiyoo Seereheedda Diredhabee Xeerka Lagu Socdeenoo Halki Lagu Sameeyayaa Saldhigii Wax Garadkaay Wax Garadkaay Sittiyeey Ma Nagi Dahay

default

Lughaya(XNN)-Saylac Iyo Jabutiiyoo Seereheedda Diredhabee Xeerka Lagu Socdeenoo Halki Lagu Sameeyayaa Saldhigii Wax Garadkaay Wax Garadkaay Sittiyeey Ma Nagi

November 16th, 2013 | Posted in Fanka Iyo Fanaanka,wararka | Read More »

Radio Xariirad: Fanaanada Shamis Qarda Jeex Oo Waraysi Dhawaan Laga Qaaday Ku Durtay Beesha Ciise Sheegatayna Mid Ka Mid Ah Heesihii Nimco Jaamac iyo Faduun Ducaale

shamis

Ottawo(XNN)-Fanaanada Shamis Qarda Jeex oo Waraysi dhawaan laga qaaday ku durtay Beesha Ciise kuna sheegtay in ay kaligood

November 11th, 2013 | Posted in Fanka Iyo Fanaanka,wararka | Read More »

Daawo Video: Tartanka Lugu Kala Saarayo Fanaaniinta Mustqabalka Jamhuuriyadda Jabuuti Oo Maraya Meel Aad U Xiiso Badan

mqdefault

Jabuuti(XNN)- Tartanka Lugu Kala Saarayo Fanaaniinta Mustqabalka  Jamhuuriyadda Jabuuti Oo Maraya Meel Aad U Xiiso Badan .

October 28th, 2013 | Posted in Fanka Iyo Fanaanka,wararka | Read More »

Daawo Video :- Fanaanka Maxamed Nuur Kulmiye Oo Soo Bandhigay Hees Cusub Oo La Wada Sugayay Maalmahan

MAXAMED NUUR KULMIYE

Diredhaba(XNN)-Fanaanka Maxamed Nuur Kulmiye oo soo bandhigay hees cusub oo lugu sargooyay muqaal ka turjumaya

October 26th, 2013 | Posted in Fanka Iyo Fanaanka,wararka | Read More »

Recently Added