Home » Radio Xariirad You are browsing entries filed in “Radio Xariirad”

Daawo Xildhibaan Maxamuud Cigaal Oo Beeniyay Inuu Rashinkii Abaraha Musuqmasuqay

hqdefault

xariirad(XNN)xildhibaan maxamuud  cigaal oo beeniyay inuu rashinkii abaraha musuqmasuqay kadib mar kii la shegay inuu qaatay 100kiish isagoo ku xareyay guryo ku yala degmada xariirad

April 27th, 2016 | Posted in Radio Xariirad,wararka | Read More »

Daawo Shabacabka Reer Jidhi Oo Kawar Bixiyay Qaabka Ceelka Biyahaas Ushaqeeyo

caruur_biyo-300x168

jidhi(XNN)shabacabka reer jidhi oo kawar bixiyay qaabka ceelka biyahaas ushaqeeyo iyo masuulka ceelkaas oo kawar bixiyay baahida jirta isa goo if ti miyayay

July 11th, 2015 | Posted in Radio Xariirad,wararka | Read More »

Dhagayso :- Maamul Gobaleedka Puntland Oo Gaashanka Ku Dhuftay In Waddo Hadal La Furayaan Madaxweynaha Galmudug

Puntland

Garoowe(XNN)- Maamul Gobaleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Ayaa Gaashanka Ku Dhuftay In Waddo Hadal La Furayaan Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmudug .

July 5th, 2015 | Posted in Radio Xariirad,wararka | Read More »

Daawo Barnaamij Aan Iniga Soo Diyarinay Qaabku Ubilaabmay Jidka Xariirad Iyo Lawyacade Isku Xira

xariirad

XARIIRAD(XNN)Barnaamij Aan Iniga Soo Diyarinay Qaabku Ubilaabmay Jidka Xariirad Iyo Lawyacade  Isku Xira Kaas oo hada socda jida aad lawala socotaan  

July 1st, 2015 | Posted in Radio Xariirad,wararka | Read More »

Daawo Waxaa la Codsanayaa Umada Muslimka Ah Inay Soogargaraan Wiilkan Dhiban

cd

xariirad(XNN)waxaa la codsanayaa umada  muslimka ah inay soogargaraan wiilkan dhiban Ilaahay is caawiya ayuu dhahay

June 30th, 2015 | Posted in Radio Xariirad,wararka | Read More »

Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Telefishanka RTD Ka Diyaariyay Horumarka Muuqda Ee Ay Ku Talaabsatay Dalka Jabuuti

RTD

Jabuuti(XNN)-Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Telefishanka RTD Ka Diyaariyay Horumarka Muuqda Ee Ay Ku Talaabsatay Dalka Jabuuti  

June 27th, 2015 | Posted in Radio Xariirad,wararka | Read More »

DAAWO VIDEO DHAMAYSTIRAN: DOOD-DII XIISAHA BADNAYD EE TELEFISHANKA STAR UU CAAWA ISKU SOO HOR-FADHIISIYAY GUDDOOMIYEYAASHA UCID, WADDANI & KULMIYE

XISBIYO

Hargeysa (XNN)- Hoggaamiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran ayaa la filayaa in ay caawa foodda isku daraan dood xiiso badan oo Telefishanka STAR soo qaban qaabiyey. Dooddan oo Cinwaankeedu yahay Gorfeynta Siyaasadda waxa daadihinaya Weriye Xamse Cali Bulbul, iyadoo isla caawana ay taariikhdu ku beegan tahay markii la doortay Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ahayd […]

June 25th, 2015 | Posted in Radio Xariirad,wararka | Read More »

Daawo Madarasatu Al Nuur Ee Degmada Xariirad Oo Qabatay Xifdiga Quraanka Kariimka

QURA

Xariirad(XNN) Madarasatu Al Nuur Ee Degmada Xariirad Oo Qabatay Xifdiga Quraanka Kariimka ardayda aya halkaas ka akhrisay 5jis ee ugu horaysa quraanka kariimka

June 25th, 2015 | Posted in Radio Xariirad,wararka | Read More »

Daawo Mulkiilaha shabakada Xariiradnews Mudane Khadar Axmed Faahiye Oo Qalab Sport Gaar Siyay Kooxda Kubada Cagta Ee Shabakada Xariiradnews

1 (1)

Xariirad(XNN) Mulkiilaha shabakada  Xariiradnews Muane Khaddar Axmed Faahiye Oo Qalab Sport Gaar Siyay Kooxda Kubada Cagta Ee Shabakada  Xariiradnews

June 25th, 2015 | Posted in Radio Xariirad,wararka | Read More »

Daawo Qurba Joogta Imaraadka Oo Deeq Lacageed Ugu Deeqday Dhismaha Jidka Xariirad Iyo Lawyacade Isku Xiraya Ee Hada Socda

HGT

Xariirad(XNN) Qurba joogta Dalka Imaraadka Carabta Ee Kasoo Jeedda Gobalka Salal Ayaa Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyay Gudida Ku Howlan Dhisida Jidka Isku Xiri Doona Magaalooyinka Xariirad Iyo Lowyacado Ee Gobalka Salal

June 21st, 2015 | Posted in Radio Xariirad,wararka | Read More »