Home » somaali You are browsing entries filed in “somaali”

SODDOONKI WARAQADOOD EE SULDANADU reer awdal SILANYO UU GEEYEN MAA SAACABBA TUMISKII SEYLICI BAA KADAMBEYEY WAABA YAAB EE!!!!!!!

saylici

SODDOONKI WARAQADOOD EE SULDANADU reer awadal SILANYO UU GEEYEN MAA SAACABBA TUMISKII SEYLICI BAA KADAMBEYEY WAABA YAAB EE!!!!!!! Nidaamka qabiilka ku dhisan ee somalilaand wuxuu ahaa nidaam jiri jiray oo lagu dhaqmaayay casrigii lagu jiray jahliga,dadkana waxaa dastuur iyo diinba looga dhigaayay nidaamka qabiilka ku dhisan,hayeeshe markii la soo dejiyay risaaladii islaamka ayaa nidaamkii qabiilka […]

December 14th, 2016 | Posted in Articles,somaali | Read More »

Daawo Geedka Garanwaga Loyaqano Oo Dhibaato Ku Haya Degmada Xariirad Dad Iyo Duunyaba

garan

Xariirad(XNN)Daawo geedka garanwaga loyaqano oo dhibaato ku haya degmada xariirad dad iyo duunyaba  

August 23rd, 2016 | Posted in somaali,wararka | Read More »

Jawaab ku socota nin aan u malaynayo inu joogo G.Awdal oo qaybiyey Bar/ka SL

Bismilaahi Raxmaanaraxiim,awlan waxaa igu waajib ah inaan ku bilaabo salaanta islamka,aslamacalaykum wabrakatuhu. Intas marka ka gudbo,somalidu waxa ay tidha HAAD HABEEN KACAY, WAXBA KICIYEY, waxaan ulajeeda,waxaa igu qasbay inaan qalinka qaato, nin dhawaan wax ka qoray,sida isaga la fiicanna,u soo bandhigay sida beelaha degan somaliland u kala yeelanayaan xubnaha Golah Barlamaanka.Ninkaasi wuxuu adeegsaday kelmada beelaha […]

August 2nd, 2016 | Posted in somaali | Read More »

Daawo Sawiro Hordhaca Ururwaynaha Haweenka Okar Oo Deeq Dhar Iyo Rashin Iskugu Jira Uqabiyay qaar Kamida Daryarta Reer Jabuuti

14S

wiro hordhaca ururka okar oo deeq dhar iyo rashin iskugu jirta uqabiyay  daryarta reer jabuuti

July 7th, 2016 | Posted in somaali | Read More »

Daawo Madaxaynaha Kenya oo sheegay in uu Cashuurta ka Dhaafay Timirta Inta lagu Jiro Bisha barakaysan ee Ramadaan.

KEYNIA

Hargeysa(XNN)Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa khudbad ka hadlaysa Bisha Barakaysan ee Ramadaan ugu hambalyeeyay Muslimiinta kenya .Madaxayne Uhur Kenyatta ayaa waxyaabihii uu khudbadiisaasi kaga hadlay ka mid ah oo uu sheegay in uu cashuurta ka dhaafay Timirta la soo dejinayo inta lagu jiro bisha Barakaysan ee Ramadan oo bilaha June ilaa julay ah,waxa uu sheegay […]

June 6th, 2016 | Posted in somaali,wararka | Read More »

Wasiirada Maaliyada Somaaliland Marwo Samsam oo dhagaha ka furaysatay cabashada beesha Ciise Ee Gobalka Salal

samsam

Saylac(XNN)Madaxdaqamedka.dhalinyarada iyo waxgaradka cisse oo caddeyey in wasirada maliyada somaliland ee yareysatey dhaman cabashooyinkii ee uu so gudbiyey.Kadib markii bahweynta cisse ee kula shireyn magalada asha adow 4 bilod ka hore wasirada maliyada somaliland kana codsadeyn qodobadan hose ku qoran: 1- in si deg deg ah loo so gurmado shacakan abaaruhu ku habsadeyn.2- In laa […]

April 1st, 2016 | Posted in somaali,wararka | Read More »

Daawo madaxwayne siraanyo oo Mary Dariiqii Kaligii Taliska Jabuuti Kadib Mar Kuu Faan Soo Dubay

hqdefault (2)

hargaysa(XNN)madaxwayne siraanyo  oo Mary Dariiqii Kaligii Taliska Jabuuti Kadib Mar Kuu Faan Soo Dubay  Madaxwayne siraanyo taas oon horay laga baran hadalana nucaaas ah

April 1st, 2016 | Posted in somaali,wararka | Read More »

Daawo Sawirka Maanta Oo Ka Tur Jumaya Wajiga Xisbiga Ucid

12670662_836575486447818_5115762789815340394_n

sawirka maanta  oo ka tur jumaya wajiga xisbiga ucid

March 29th, 2016 | Posted in somaali,wararka | Read More »

Madaxwaynaha mustaqbalka somaaliland jamaal cali xuseen oo kudhawaqay inuu xilka ka qadi doono gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali warabe

jamal

saylac(XNN)Madaxwaynaha mustaqbalka somaaliland jamaal cali xuseen  oo kudhawaqay inuu xilka ka qadi doono gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali warabe

March 28th, 2016 | Posted in somaali,wararka | Read More »

Akhriso War-Murtiyeedkii Laga Soo Saaray Shirkii Soomaalida Stanbul Oo Dhamaystiran.

Somalia_Turkey

Stanbul-(XNN)-War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirkii heerka sare ee looga hadlayay arimaha Soomaaliya ee kusoo dhamaaday magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, waxaana shirkan ka qeyb galay Madaxda Soomaalida iyo Wakiilo matalayay 46-dal. Halkan ka Aqriso War-Murtiyeedkaas oo dhamaystiran nuqul ka mid ahna la soo gaadhsiiyay Shabakadan Caalamiga Ah Ee BooramaOnline.Com 1-Wakiillo ka kala socda 46 […]

February 26th, 2016 | Posted in somaali,wararka | Read More »