Home » Sports News You are browsing entries filed in “Sports News”

DAAWO MUUQAAL:- Xiddiga Kooxda Tottenham Emmanuel Adebayor Oo Maanta Diinta Islaamka Qaatay.

adebayro

Muuqaal la soo dhigay bogga YouTube ayaa muujinaya xiddiga kooxa Tottenham iyo xulka Togo Adebayor oo diinta Islaamka qaadanaya islamarkaana shahaadada loo qabanayo. Xiddigii hore ee Arsenal iyo Manchester City ayaa joogay goob xaflad ah oo uu ku soo biiray diinta toosan ee Islaamka isagoo beryahan fasax ku joogay dalkiisa. Adebayor ayaa watay qamiis cad […]

July 6th, 2015 | Posted in Sports News,wararka | Read More »

Sepp Blatter Oo Xilka madaxweynaha Ururka FIFA Iska Casilay Goor Dhow

Sepp-Blatter

Madaxda sare ee Xiriirka Kubadda Cagta adduunka ee FIFA ayaa maanta oo Salaasa ah qabtey shir saxaafadda caalamka la isugu yeerey, shirkan oo la filaayey in FIFA ay ka hadli doonaan musuq-maasqua hareeyey FIFA, iyo halka FIFa u jiheysanayso kadib fadeexadii soo baxay ayaa waxaa ka dhacay arrin la yaab iyo fajac caalamka ku noqotey […]

June 2nd, 2015 | Posted in Sports News,wararka | Read More »

FIFA Oo Markii Shanaad Sepp Blatter U Doortay Madax Waynheeda

Sepp-Blatter

Xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA ayaa markii shanaad Sepp Blatter u dooratay inuu noqodo madax waynaheeda afarta sannadood ee soo socda. Kadib markii uu Blatter wareegii kowaad ee codbixinta FIFA uu ku soo bixi waayay balse uu helay codka ugu badan ayuu Prince Ali go’aansaday in aanu sii wadan  codbixinta wareega labaad ee FIFA, […]

May 30th, 2015 | Posted in Sports News,wararka | Read More »

Xulka Gabdhaha Djibouti Oo Si Dirqi Ah Looga Qaaday Koobkii Jaamacadda Carabta

1

Doha (XNN)-Iyadoo markii ugu horreysay taariikhda xul kubadda cagta oo gabdho ah oo ka socda dalka Djibouti ay ka qeyb galeen tartan dibadda ka dhacaya ayaa waxaa habeenkii xalay gabdha 17-ka sano ee Djibouti si nasiib ah looga qaaday koobkii Jaamacadda carabta markii 1-0 guushu ku raacday gabdhaha Lubnaan oo ay Final-ka isku arkeen. Goolka […]

February 24th, 2015 | Posted in Sports News,wararka | Read More »

Gabdhaha Qaranka 17-Sano Jirada Djibouti Oo Berito Finalka Koobka Jaamacadda Carabta La Leh Lebanon

dj-620x465

Doha (XNN)-Gabdhaha qaranka Jabuti ee 17-sano jirada ayaa berito finalka koobka ciyaaraha 17 sano jirada jaamacadda carabta waxa ay la leeyihiin dalka Lubnaan kaasi oo ka dhacaya magaalada Doha ee dalka Qatar . Waa markii ugu horeysay oo lagu marti qaado tartankaan waxa ayna muujiyeen wacdaro aad u xooggan Tababaraha qaranka gabdhaha 17-sano jirada Jabuuti […]

February 22nd, 2015 | Posted in Sports News,wararka | Read More »

10 Ciyaartoy Oo Real Madrid Ah Oo Uu Ku jiro Cristiano Ronaldo Oo laga Baadhay Drugs Iyo Dareenka ku xeeran

madrid

UEFA ayaa si lama filaan ah ku soo booqatay xerada tababarka kooxda Real Madrid iyaga oo doonayay inay baadhitaan drugs-ka lagagabaadhayo ku sameeyaan qaar ka mid ah ciyaartoyda Real Madrid.Baadhitaanka ayaa la mariyay 10 ciyaartoy oo Real Madrid ah kuwaas oo uu ku jiro Cristiano Ronaldo. Xili ciyaareedkani markii uu bilaamayay ayay UEFA baadhitaan ku […]

December 11th, 2014 | Posted in Sports News | Read More »

Hordhac Group E UCL: AS Roma, Man City Iyo CSKA Moscow Oo U Dagaalamaya Booska Wareega 16ka Champions League.

champions-league-group-e-110914

Waxaa miiska saaran booska wareega 16ka ee Champions League marka Roma iyo Manchester City ay caawa isku arkaan Stadio Olimpico. Roma ayaa ku soo baxda guul ay gaarto, waxa ay sidoo kale ku soo baxaan barbaro haddii CSKA Moscow ay guul ka gaari weyso Bayern Munich kulanka kale ee Group E. Haddii CSKA laga badiyo, […]

December 10th, 2014 | Posted in Sports News | Read More »

Tababaraha kooxda Real Madrid Oo Ku Faraxsan Iskoorka Cusub Ee Uu Gaarsiiyay Real Madrid.

Ancelotti

Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsanyahay iskoorka cusub ee uu gaarsiiyay kooxda ree Spain. Ancelotti ayaa Real Madrid ku hogaamiyay guushii 19-aad oo isku xiga tan iyo markii ay guul daro ka soo gaartay kooxda Atletico Madrid kulan ka tirsanaa horyaalka Laliga. Carlo oo saxaafada lahadlay kadib kulankii Ludogorets ayaa […]

December 10th, 2014 | Posted in Sports News | Read More »

Arsenal Oo Beenisay In Wilshere Uu Maqnaan Doono 3-Bilood.

Wilshere

Kooxda Arsenal ayaa si wayn u beenisay in laacib kooda 22 jirka ah ee qadka dhexe Jack Wilshere uu garoomada ka sii maqnaan doono mudo dhan 3-bilood. Sky Sports ayaa shaacisay in kooxda Gunners ay beenisay wararka sheegaya in Wilshere dhaawiciisu uu ka sii daray taas oo la sheegay in uu garoomada ka sii maqnaan […]

December 8th, 2014 | Posted in Sports News | Read More »

Franck Ribery Oo Dhaliyay Goolkiisii 100aad Ee Bayern Munich.

ribery

Xiddiga Faransiiska garabka uga ciyaara Franck Ribery ayaa u dhaliyay goolkiisii 100aad ee tartan rasmi ah kooxda Bayern Munich iyadoo kooxda Jarmalka ay soo ceshatay hogaankii todobada dhibcood ee ay ku heysay horyaalka Bundesliga. Ribery ayaa gaaray goolkiisa 100aad ka dib 287 kulan uu u saftay Bayern Munich, waxaana uu goolkaas ahaa goolka kaliya ee […]

December 7th, 2014 | Posted in Sports News | Read More »

Recently Added